Somali Youth Light

Somali Youth Light "📢 Public speaker | 🎓 Trainer | 💡 Creative thinker & entrepreneur inspiring change through ideas."

If You have a job, be like a baby. Milk is good for the baby but not forever, similarly a salary is good for you but not...
11/08/2026

If You have a job, be like a baby. Milk is good for the baby but not forever, similarly a salary is good for you but not forever, don't use all your salary every month paying for your expenses but look at it as a way to invest it into something ( businesses) because if you suck on a milk for too long you never learn to feed yourself.

09/08/2026

Toosnaanta ka dib waxaa iman kara imtixaan. 🤍

Marka aad go’aansato inaad joojiso dhageysiga heesaha iyo muusigga, waxaa laga yaabaa in heesihii aad jeclayd ay mar walba kuu soo muuqdaan…

Marka aad go’aansato inaad toddobaad kasta lacag cayiman sadaqo bixiso, waxaa laga yaabaa inaad la kulanto xaalad dhaqaale oo kugu adkaata…

Marka aad go’aansato inaad ka fogaato xanta iyo hadallada dadka, waxaa laga yaabaa inuu qof kuu yimaado oo uu qof kale kaaga sheekeeyo, isagoo si xamaasad leh kuugu sheegaya wixii dhacay…

Taasina waa qayb ka mid ah imtixaanka.

Alle wuxuu yiri bilowga Suuratul-Cankabuut:

﴿أَحَسِبَ النَّاسُ أَن يُتْرَكُوا أَن يَقُولُوا آمَنَّا وَهُمْ لَا يُفْتَنُونَ﴾
﴿وَلَقَدْ فَتَنَّا الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ ۖ فَلَيَعْلَمَنَّ اللَّهُ الَّذِينَ صَدَقُوا وَلَيَعْلَمَنَّ الْكَاذِبِينَ﴾

“Dadku ma waxay u malaynayaan in loo dayn doono inay yiraahdaan: ‘Waan rumaynay,’ iyagoon la imtixaanin? Runtii waxaan imtixaannay kuwii ka horreeyay, si Alle u muujiyo kuwa runta sheegay iyo kuwa beenta sheegay.”
(Suurat Al-Cankabuut 29:2–3)

Kadibna dhammaadka suuradda Alle wuxuu yiri:

﴿وَالَّذِينَ جَاهَدُوا فِينَا لَنَهْدِيَنَّهُمْ سُبُلَنَا ۚ وَإِنَّ اللَّهَ لَمَعَ الْمُحْسِنِينَ﴾

“Kuwa u dadaala annaga dartay, hubaal waxaan ku hanuunin doonnaa jidadkayaga. Runtii Alle wuxuu la jiraa kuwa wanaagga sameeya.”
(Suurat Al-Cankabuut 29:69)

Sidaas darteed, marka aad waddada toosan qaaddo oo imtixaan kula kulanto, ha u malayn in Alle kaa tagay.
Waxaa laga yaabaa in imtixaankaasi yahay meesha lagu tijaabinayo runtaada, samirkaaga iyo adkaysigaaga.

Sii wad. Ha ka noqon wanaagga aad bilowday. Alle ayaa ku arkaya. 🤍

W/Q: Arwo abshir.

09/08/2026

Bisadii ku riyoota in ay noqoto libaax marka h**e waa.....

08/08/2026

Abaalmarinta ugu wayn ee qoraagu waa....

08/08/2026

Macalimiintu 90% way waashaan...

Raasamaalka ugu qaalisan ee qofku haystaa waa diintiisa, in ay u hagaagtana waxaa ku xidhan mustaqbalka aakhiro ee qofka...
07/08/2026

Raasamaalka ugu qaalisan ee qofku haystaa waa diintiisa, in ay u hagaagtana waxaa ku xidhan mustaqbalka aakhiro ee qofka.
Nimco kastaana waxay leedahay cid xaasidda, sidaa awgeed dad badan ayaa isku howla in ay muslimiinta ka shaki galiyaan diintooda, maadaama oo taasi ay jirto waxa lagama-maarmaan u ah qofka muslimka ah in uu ka gaashaanto shubuhaadka iyo shaki galinta diin-laawayaasha.

Buugta ugu fiican ee difaaca caqiidada laga qoray waxa ka mid ah buugga GABBAAD.

07/08/2026

waar akhyaaray page kan kusoo biira aniga oo ay ah ayaan idin la hadlaya muuqaalo AI ah oo aad wax badan ka faa'iidaan waan soo badinayaaye.

06/08/2026

Mar ayaan waydiiyay nin xakiim ah fieldgee/ majaalkee ayaan ku heli karaa shaqo fiican oo xirfad ahaan I anfacaysa ?

Wuxuu iigu jawaabay si kooban:

"Noqo bani'aadam fiican", halkaas waxa yaala fursado badan dadka kugula tartamayaana way yaryihiin.

06/08/2026

waxaa jira xeer aan naxariisan.

Address

+251
Jigjiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Youth Light posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share