Gorof Online Books

Gorof Online Books Online bookshop

Buugaagtan waxaad ka heli kartaan Gorof Online Books. Waxaannu idiin samaynnay qiimo dhimis 15% ah. Ka dalbo:Whatsapp: ...
24/05/2023

Buugaagtan waxaad ka heli kartaan Gorof Online Books. Waxaannu idiin samaynnay qiimo dhimis 15% ah.
Ka dalbo:
Whatsapp: ⁨0915213200/091 207 1484

Ogeysiis📌😍Dhammaan akhristayaashayada ku sugan DDS—siiba Jigjiga, waxa aannu la socodsiinaynnaa qiimedhimista ay maktaba...
16/05/2023

Ogeysiis📌😍

Dhammaan akhristayaashayada ku sugan DDS—siiba Jigjiga, waxa aannu la socodsiinaynnaa qiimedhimista ay maktabadda Gorof Online Books idiin sameysay inaad ka faa'iideysataan. Dhammaan waxsoosaarka Hiil Press waad ka helaysaan maktabadda, fadlan booqo ama kala xidhiidh halkan;

Call: 091 207 1484/+251915213200
Whatsapp: 091 207 1484/+251915213200

Buugaagtani waxay diyaar kuugu yihiin Gorof Online Books. Qiimo dhimis 15% ayaannu idiin ku talogalnnay macmiil. Ka dalb...
16/05/2023

Buugaagtani waxay diyaar kuugu yihiin Gorof Online Books. Qiimo dhimis 15% ayaannu idiin ku talogalnnay macmiil.
Ka dalbo:
Whatsapp: 091 207 1484/+251915213200

Ka faaiidaysi wacan akhristayaasha ku xidhan Gorof Online Books, 15% waxaa la idiin sameeyeey qiimo dhamis. Ka dalbo:Wha...
15/05/2023

Ka faaiidaysi wacan akhristayaasha ku xidhan Gorof Online Books, 15% waxaa la idiin sameeyeey qiimo dhamis.
Ka dalbo:
Whatasapp: 091 521 3200/+251912071484.

Akhriste Gorof Online Books waxay idiiin sameeyeen qiimo dhimis 15%. Waxaad ka soo dalban kartaan buuggaagtan iyo kuwo k...
15/05/2023

Akhriste Gorof Online Books waxay idiiin sameeyeen qiimo dhimis 15%. Waxaad ka soo dalban kartaan buuggaagtan iyo kuwo kaleba.

Ka dalbo:
Whatasapp: 091 207 1484/+251915213200

Akhristayaashayada ku xidhan adeegga Gorof Online Books, waxaannu ugu bishaaraynaynnaa 15% in loo sameeyay qiimo dhimis....
11/05/2023

Akhristayaashayada ku xidhan adeegga Gorof Online Books, waxaannu ugu bishaaraynaynnaa 15% in loo sameeyay qiimo dhimis.
Kala dalbo:
Whatsapp: ⁨091 521 3200⁩/ https://wa.me/message/6TGBVNFYBA7DP1

" Buuggani wuxuu ka dhashay dedaal lagu rabay in xisbiyada Shuuciga ah ee dunida loo sameeyo baaq iyo barnaamij siyaasad...
01/03/2023

" Buuggani wuxuu ka dhashay dedaal lagu rabay in xisbiyada Shuuciga ah ee dunida loo sameeyo baaq iyo barnaamij siyaasadeed oo midaysan. Waxa wada qoray labo faylasuuf oo reer Jarmal ah, Maarkis iyo Eenjelis, oo dhidibbada u taagay seeska ay ku fadhido falsafadda Maarkisiyaddu. Waxa buuggani uu ku salaysan yahay mabda'yada lagamakacaanka ah ee ay tahay in xisbiyada, shakhsiyaadka, Shuuciga ahi ay ku fara adaygaan. In la soo turjumaana daruuri ahaan ka ma dhigna in xayaysiin loo samaynayo Shuuciyadda iyo Maarkisiyadda, balse waa fursad akhristaha Soomaaliga ah loo siinayo in uu afkiisa ku oo ku ogaado, kuna fahmo, waxa mabda'ani ku baaqayo. Sidoo kale waa dedaal lagu dheellitirayo qulqulka hantigoosi ee Soomaalida ku soo fatahmay"_Baaqa Shuuciga

Ka dalbo: Gorof Online Books
Whatsapp: https://wa.me/message6TGBVNFYBA7DP1
📞+251 91 521 3200/+251 91 207 1484
📍Qumaadaha, Jigjiga.

Akhriste buuggaagta waxaad ka helaysaan Gorof Online Books.Kal dalbo: Whatsapp: https://wa.me/message/6TGBVNFYBA7DP1📞+25...
01/02/2023

Akhriste buuggaagta waxaad ka helaysaan Gorof Online Books.
Kal dalbo:
Whatsapp: https://wa.me/message/6TGBVNFYBA7DP1
📞+251 91 207 1484/+251 91 521 3200
📍Jidka Qumaadaha, Jigjiga, Itoobiya.

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gorof Online Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category