Sweatcion ama adigoo iska socoda lacag hel

Sweatcion ama adigoo iska socoda lacag hel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sweatcion ama adigoo iska socoda lacag hel, Shopping & retail, Jijiga.

13/06/2023
08/06/2023
Waa app lacag laga sameeyo
08/06/2023

Waa app lacag laga sameeyo

07/06/2023

Sanguuradii balbalaadh

07/06/2023

Shaxda maanta

Oday Baad tahay oo waxbo Islama Haysid intay Fiidkii H**e igula Kaftantay Baan Dhoola tus milatry ku sameeyay Ilaa Hada ...
06/06/2023

Oday Baad tahay oo waxbo Islama Haysid intay Fiidkii H**e igula Kaftantay Baan Dhoola tus milatry ku sameeyay Ilaa Hada Galowda ayaan ka Taabanayaa

Gabdhaha yar yar Ee oday Baad tahay iso Qoraya Haku Quus qaataan

02/06/2023

Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa ku geeriyooday dagaalka markale ka qarxay Koonfurta Gobolka Togdheer 2 nin oo u dhashay beesha Ciise Muuse ee Habar-awal iyo hal nin oo u dhashay Beesha Habaryoonis ee Garxajis.

Dagaalka ayaa u dhexeeya labadaas beelood waxaana dirirtani ka dhalatay arrimo la xiriira dhul balaadhsi. Geesta kale waxa fashilmay dedaalo nabaddeyn ah oo ay wadeen madaxdhaqameedka Somaliland & hoggaanka mucaaradku.

Dadka qaar ayaa aaminsan in Taliska Korneyl Biixi gadaal ka riixayo dagaalka beelahan walaalaha ah.

Address

Jijiga

Telephone

+251986079263

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sweatcion ama adigoo iska socoda lacag hel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sweatcion ama adigoo iska socoda lacag hel:

Shortcuts

Share