19/11/2021
"Boggan waxaan u furnay si aan walaalaha ula wadaagno muxaadarooyinka Sh. Mustafe. Sheekhu Ilaahay ha xifdiyo e ma maamulo bogga. Waxa aan Ilaahay u waudiinaynaa in uu sheekha labaadiisii waalid ajar Iyo xasanaad la siiyo jannatul firdowsna uu ku abaal mariyo iyaga Iyo intii ka tafiirantay idayl. Sidoo kale Ilaahay qof kasta oo qayb ka qaadata bogga fidintiisa ama ka faa'idaysata idaylba khayr ha ku abaal mariyo iyo janno."