Abwaan Cali Fure page

Abwaan Cali Fure page Business my own

26/05/2025

Ilaahoow xajka nagee ani iyo waalidiintayadaba
🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

Ramadan kariim all muslims
15/03/2024

Ramadan kariim all muslims

Ale swc ha ugu deeqo janooyinkiisa khadra daahir cigeAlaha unaxariisteeWaraysigeedii udambeeyey ee warbaahinta ayaa ahaa...
02/07/2022

Ale swc ha ugu deeqo janooyinkiisa khadra daahir cige
Alaha unaxariistee
Waraysigeedii udambeeyey ee warbaahinta ayaa ahaa dardaaran nabada dalka ah iyo dhalinyarada inay Ka digtoonaadaan waxkastoo duminaya xasiloonida nabada dalka hooyo
Alaw kuu naxariisto

14/05/2022

Naftu waxay canaantiyo
Cudur daarka daysaa
Neecawdiyo barwaaqada
Ku calool samaataa
Marka labo is caashaqay
Cisi ay ku dhaqantee
Caruur daadeheeyaan
Adna doog cagaariyo
Cosob faraqa bixiyaad
Cindiga uga dhigantee
Canabeey Ku jecelahay

20/04/2022

Kolaba dunidan way soconiye
Doqontaa moodi inay daayimee
Aynu ku dadaalo sionka iyo salaada iyo alakacabsiga eebe
INA faray

Alaa wayn ninkii aaminaa awoodle Alxamdulilaah

21/03/2022

No garden with out its weeds
Hadaan siidhka lagu shubin
Beertu Maba soo baxdeen

07/03/2022

Ma gam oo habeenkii
Gacalooy daraadaa
Kaligay gulxamayee
Hadmaad garab isiisaa

Gayaankaan jeclaadaay
Calaf waa gediisee
Hadaad garawsho leedahay
Cadawgay hagarabsiin

Waqtigaa go aamiya
Gobonimada hanashada
Guushiisa caashaqa
Aduun baan Ku goobaa

Danbi kaama gaysane
Dookhayga garashaa
Garabkayga kuu xulay

28/12/2021

Hees : cusub nasteexo

🎵 Noolaha aduunkaan
🎵 Kugu nuursadaayoo
🎵 Adigaa nasteexooy
🎵 Naftu kugu nagaataa

🎵 Inta nuuxsanaysee
🎵 Laga neefsadaa baa
🎵 Adi kugu nafiidhsada
🎵 Nasteexooy Ku naaxaan

🎵 Nabar aad maqnaataan
🎵 Naftu baylahaysaa
🎵 Waxad igaga naban tahay
🎵 Nasteexooy halbawlaha

🎵 Qalbigaad Ku nagidoo
🎵 Niyadaad xasilisaa
🎵 Aragaagu nuuraay
🎵 Waa nasteexo qaaliya

Ereyada Abwaan cf

🎶waxan beegsanaayoo 🎶 wali boganin baa jira 🎶 beer laxawsigeedaan 🎶 bogan laahay caawee 🎶 rajaan beer lulaayaa 🎶 bari in...
20/01/2021

🎶waxan beegsanaayoo
🎶 wali boganin baa jira
🎶 beer laxawsigeedaan
🎶 bogan laahay caawee
🎶 rajaan beer lulaayaa
🎶 bari inay dhaamaatee
🎶 rabi inuu barwaaqiyo
🎶 tii lagu badhaadhiyo
🎶 barkhad iigu soo daro
🎶duco badan bal soo dira

📢🔊 xooga caawa muraad yar 🔉
♥️ nin walba hamigisa ♥️
♥️alaha uhorumariyo ♥️
Insha alaah

🎆Waa pageka cusub ee ka🎆         🇸🇴 turjumi doona🇸🇴:  @ Dockastoo danaha bulshada   @  Iyo Dareenka baahiyaha gaarka  @ ...
18/01/2021

🎆Waa pageka cusub ee ka🎆
🇸🇴 turjumi doona🇸🇴:
@ Dockastoo danaha bulshada
@ Iyo Dareenka baahiyaha gaarka
@ Sidoo kale daryeelka Ayu
Advertice kasta oo company
Ubaahdo
♥️Liketa saara sherena ku dhufta♥️
Abwaanku ciyaar maaha lasocda

Address

Califurecabdi1995@gmail. Come
Jijiga

Telephone

+251915663529

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Cali Fure page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share