Axbaab bulshaawi

Axbaab bulshaawi Liverpool fan's xaqiqooyin

12/11/2023

Nimaan waayaha aduun wax ka arag oon wakhtiga hada joogiye la socon weedha taala miyu yahay waaya arag hadad tahay nin cishooday mar baad qososha sa way soo daahdaaye anigana qalaajada aduunkan iyo qowlka eebe keenay aya ayaa qorshe ukeen is leeyahy Talo sa wa qaraartahy hadan qaato qorshe dhabo khiyaamayn naftayda waxa hela meeshan urabay inaan dhab uqeexaya qaatumada allow khayr igu Khatim khayr sharba ada igo war haya aniguna dhaayaha aad isisay Kuma arko waxan ahayn dheel dheel iyo ciyaar dhalinyarnimee allow ada iga iga dhag wayn xaalkan dhagaha ku maqlaaye oo garan dhabtiyo meshaan dhalaalsadaye miyaad dhab itusi allow ada qaadire inkastoon haysan qorshe iyo maal aan ku qabasado qorshahayga hadan waxan qirsanahy inaan qaato qalabkaygo dhab uqeexo halkaan dhab uqiyaasayaye sidasooy tahay ma haysto garab iyo gogol aan ku tago sa adaa igarab tagan oo laga gar waynayne hadan qisadayda dhab uqeexo hooyadayba kow ka ah inaan hela qorshiyo maal buuxa ma hasto hiigsiga dheer sahaydi aan heleyawoo hodon ku joogaye hadu alle idaayo mowdku igu yara kaadiyo kol waan heli keyd aan dhaman iyo koroon kor bislaataye oo waan noqon mid kasbaday dadkoo kaalay la idhahaye kolkaasan walidki iso dheefshayo. la qoslo qayrkood intaan sare dhaafsho qasriyo udhiso waxay qaatane oo xajkii khayrka badna uwada xaalka kastooy yihiine alla sa iga xiga inaan xeeladaas helaaye allaw adiga xurmiyo xilkayga Ku saartaye irume aniguna rajdayda waa noqon mid ku raad jooge. Maanso kacab cabdulahi isaaq maansadi mustabalka iyo wakhtiga lagau jiro MAANSADA WAXAN CURIYAY ANIGO GURI KALIGAY KU JIRA WAYNA IGU SO DHACDAY INAN HADALAN KUU HADLO XALDAN KU JIRA AYA IGU QASABTAY ALHALMDULILAH

Address

Liverpool
Jijiga

Telephone

+251940739957

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axbaab bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share