07/09/2026
Waxay odhan jireen:
“Dhul iibso; laba sano ayaad gaajaysnaan, inta cimrigaaga ka hadhayna waad dhergi doontaa. Dhulkaaga iska iibi; laba sano ayaad dhergi doontaa, inta cimrigaaga ka hadhayna gaajo ayaad ku noolaan doontaa.”
iibso Maanta dhulka aad awoodo si aad Barri u dharagto
imisa qof ayaad taqaana booskiisi lacag yar siistay Maanta waxba hayn kii ka iibsadayna Maalqabeen yahay?