OBey Online Market

OBey Online Market soo dhawaw macmiil halkan waxan ku iibina alaba tayo leh sida furniture ka & alabaha qalabka dhismaha

waxan ahay qof jecel ganacsiga jecelna in uu wallaaladi kula taliyo ama faro wadooyinka dahabiga ah ee lagu horumaro

Eid-muparak axpaapi
22/04/2023

Eid-muparak axpaapi

Manta waa malin adag  Barina aad ayayba ugu sii adagtahayBalseSaad-Danbe waa maalin aad uqrxbadan     Lkn nasiib daro da...
12/04/2023

Manta waa malin adag
Barina aad ayayba ugu sii adagtahay
Balse
Saad-Danbe waa maalin aad uqrxbadan
Lkn nasiib daro dadka waxay quustaan(niyad jabaan ) Habeen danbe

Waxaa sida yidhi
Jack ma's (Alibaba owner)

Sawirka hosta kaga muqda👇 qiime inad bixiso ayuu ku tilmaamaya.
Wa maxay qiimaha ?
Qiimahasi waa inad bixisaa
" WAQTI, DADAAL , FIKIR , AQRIS , EDAAB, SAMIR, WAXBARASHO, WADASHAQEYN, IO LACAG. "
Ma ogatahay in aay ka dhawdahay gushada sidad u-fikireysid !!
Inyar sii joog oo samir GUUSHADA waay dhawdahay wll 🥰🕙
MAKAA GO-ANTAHAY
Inaad isbadasho mase rabta inaad koritaan shaqsiyaded sameyso
inasoo raac oo inaga mid noqo
OBEY TEAM 😍🥰🥰🕙

SODHAWAW SXPKEENAWaa sariir aluminum ah lkn waxan sameyna iyadoo MDF ah copy ah Waxa kalood inaga heleysaaDhamaan Alaaba...
12/04/2023

SODHAWAW SXPKEENA
Waa sariir aluminum ah lkn waxan sameyna iyadoo MDF ah copy ah
Waxa kalood inaga heleysaa
Dhamaan Alaabaha guriga oo kala duwan, Hadda ka dalbo OBey Online Market +251915155420 ama Ka soo iibso faarada OBey Go. / Jigjiga. 😍

_
DALAB & DARYEEL MACMIIL👇
👨‍💻: OBey Online market || https://www.facebook.com/osman4bey?mibextid=ZbWKwL
☎️: +251915155420 ll 912065388.
🤳 Kala soco telegram: ll https://t.me/OBey1Online

Halkan waxad ka dheehan doonta isbadalka nolosha, awooda fikirka bani aadamka, Fursadaha ganacsiga. Nalasocda " Balanten...
10/04/2023

Halkan waxad ka dheehan doonta isbadalka nolosha, awooda fikirka bani aadamka, Fursadaha ganacsiga.
Nalasocda " Balantenu waa GUUL"

From OBEY

Waa TV stand taya sare leh waliba qrxsan waad inaga heleysaa soo dalbo waxaa kale oo aad inaga heleysa Dhamaan Alaabaha ...
07/04/2023

Waa TV stand taya sare leh waliba qrxsan waad inaga heleysaa soo dalbo waxaa kale oo aad inaga heleysa
Dhamaan Alaabaha guriga oo kala duwan, Hadda ka dalbo OBey Online Market +251915155420 ama Ka soo iibso faarada OBey Go. / Jigjiga. 😍

_
DALAB & DARYEEL MACMIIL👇
👨‍💻: OBey Online market || https://www.facebook.com/osman4bey?mibextid=ZbWKwL
☎️: +251915155420 ll 912065388.
🤳 Kala soco telegram: ll https://t.me/OBey1Online

24/01/2023

asc macmiishena qiimaha leh kuso dhawaw Hello Bey suuq laga jecelyahay mar dhaw waxan soo wadnaa badalka intaan halkaan ka maqneyn i.allh mahad sanidiin

Address

Jigjiga
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OBey Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OBey Online Market:

Shortcuts

Share