Geeljire online bookshop

Geeljire online bookshop Buugaagtu waxay siiyaan raaxo aad u weyn kuwa ku raaxaysta hagaajinta aqoontooda akhriska ...

inata anay wax yabaha dhacaya dhawacan karamadayada qabakayagana anan wax yelenanqofka wax kusii dhaganada marka se aaan...
07/05/2026

inata anay wax yabaha dhacaya
dhawacan karamadayada
qabakayagana anan wax yelenan
qofka wax kusii dhaganada
marka se aaan daremo inan bahdilen
siwayn ayaaan wax usidayaa
waligayana ma dhicin
inata shay dhulka igaga dhacay
inan foorarsado oon soo qabasaday

waligayaba karamadad ayaaa kawan
qalbigayaga

tasan waa sifadan ugu jeclahay
nafatada

call
what's appka
0977307048

waxaan ku salaamay zxp   waa diyar call 0977307048
07/05/2026

waxaan ku salaamay
zxp waa diyar
call
0977307048

07/02/2026

sanad cusub
iyo wax badan oo cusub
nagu soo boqo geljire book shop
0977307048

07/02/2026
22/11/2025

asc bahada ama wlalalaha
wax akhriska jecl sidad wada ogeden buugtii wali qimodhimis bay ku jiraan
%50 kafaidaysata waxayar baa kadhiman
qimodhimis waay ka bixi raban
labarkan what's appka
kasoo dalabada
0977307048
location waa jigjiga garahaan kah kaso h**e jeedkeda

weheliye buug ka shekenaya wehelkii nabigena maxamed scw halda waxba mataraye  kalay zxpkii nabiga qiasadiso dhamaystira...
19/11/2025

weheliye buug ka shekenaya
wehelkii nabigena maxamed scw

halda waxba mataraye kalay zxpkii nabiga
qiasadiso dhamaystiran ilaa akhriso

buugan quud Daray oo ka shekenaya cunto dhaqameka cafimadkay noleyihiin  iyo qabak custa dhaqamedka loo kasrado   iyo dh...
19/11/2025

buugan quud Daray oo ka shekenaya
cunto dhaqameka cafimadkay
noleyihiin iyo qabak custa dhaqamedka
loo kasrado
iyo dhibatoyinka cuntada nalosodhofiyo ayaa Lee yihiin

kusoo yaca qimodhimis buu ku jiraa

xuluasho  oo ka shekenaya qababka Takhasusuka jamacadahaqimihii h**e 1400brrqimaha ha 1000brr
19/11/2025

xuluasho oo ka shekenaya
qababka Takhasusuka jamacadaha

qimihii h**e 1400brr
qimaha ha 1000brr

Seeska wanaag kasta waa in aad ogaato in Alle waxa uu doono uun ay dhacayaan, wixii aanu dooninna aysan dhacaynin, marka...
10/08/2025

Seeska wanaag kasta waa in aad ogaato in Alle waxa uu doono uun ay dhacayaan, wixii aanu dooninna aysan dhacaynin, markaas yaqiinso in xasanaadku ay ka mid yihiin nimcooyinkiisa ee ugu mahadceli, kana beri in aanu kaa jarin, xumuhuna waxa ay ka mid yihiin hoojintiisa iyo ciqaabihiisa, ee ka tuug in uu idin kala dhex galo, naftaadana aanu kuu talo saaran.
Geeljire online bookshop
Jig jiga Somali galbed.
Call 📞 0914986381

+251 97 730 7048

BEERTA XAYAWANKA BEERTA XAYAWAANKA ❤️Beerta Xayawaanka, waxaa curiyey George Orwell, sanadkii 1945tii. Waa sheeko maldah...
10/08/2025

BEERTA XAYAWANKA

BEERTA XAYAWAANKA ❤️
Beerta Xayawaanka, waxaa curiyey George Orwell, sanadkii 1945tii. Waa sheeko maldahan lagana matalay dhacdooyinka dhabta ah ee siyaasadaha adduunka, gaar ahaan waxa ay si dhoow ugu salaysnayd kacaankii siyaasadeed ce Shuuciyadda (Hanti-wadaagga) ee Midowgii Soofiyati.

Qisadu waxa ay ka sheekayn koox xayawaan ah una badan xoolaha la dhaqdo, kuwaas oo heshiis ku gaaraya in ay sameeyaan kacdoon ka dhan ah Mudane Jones oo ah ninka iska leh ayaga iyo beerta ay ku noolyihiinba. Ujeedka heshiiskoodu waa in ay helaan dhul(beer) u gooni ah oo ay maamushaan xayawaanku, si ay ugu noolaadaan nolol xorriyad, farxad iyo sinnaan xayawaanka dhan ka dhaxaysa ay ka jirto.

Geeljire online bookshop
Jig jiga Somali galbed

+251 97 730 7048
Location Arab khuriye blue mall 🏬

Address

Jijiga
1298

Telephone

+251914986381

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Geeljire online bookshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Geeljire online bookshop:

Shortcuts

Share

Category