Maxamed Taajir Official

Maxamed Taajir Official Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maxamed Taajir Official, Shopping & retail, London.

Wiilkaan Cabdixafiid wuxuu dhaliyay Gool, wuxuu caawiyay Gool kale. Waxaa la gudoon siiyay Man Of The Match. Wuxuu ka yi...
15/10/2022

Wiilkaan Cabdixafiid wuxuu dhaliyay Gool, wuxuu caawiyay Gool kale. Waxaa la gudoon siiyay Man Of The Match. Wuxuu ka yimid Kismaayo

Halmar sawirkiisa haloo cimaamado geesigeena. Dhiigiisa ayuu inoo huray

Odayga maxa helay
14/05/2022

Odayga maxa helay

14/05/2022

Commentiyadii Ugu Qoslka Badnaa Maalmihii Lasoo Dhaafay Dagaalkii Catoosh Iyo Maslaxo || Habeen Jimco Ah Hadii Ay Ahyd Maslaxo Qaldan

13/12/2021

Isku aad-kii waa ku celis waxaan ka helnaa leenahay 😂
Viva Chelsea 🥰💙

13/12/2021

Wax badan ka ogoow isku Aadka CHAMPIONKa
Messi io Ronaldo wax badal ka ogoow sheeko yinkod hadii
Aad kucusub tahay page kan follow dheh

Waxa hada so idladay isku Aadka CHAMPION ka Ronaldo vs Messi kulan xiiso leh ban dawan donaa
13/12/2021

Waxa hada so idladay isku Aadka CHAMPION ka

Ronaldo vs Messi kulan xiiso leh ban dawan donaa

inkastooo laga badiyay balse Ramla waa dadaashay oo Iskudayday in Somalia ay taariiq weyn u sameyso
26/07/2021

inkastooo laga badiyay balse Ramla waa dadaashay oo Iskudayday in Somalia ay taariiq weyn u sameyso

Ramla Wey ku xigtaa. Waxaa kaloo la ii sheegayaa in Madaxweyne Farmaajo daawanayo Feerka Ramla sida aan kasoo xiganayo i...
26/07/2021

Ramla Wey ku xigtaa. Waxaa kaloo la ii sheegayaa in Madaxweyne Farmaajo daawanayo Feerka Ramla sida aan kasoo xiganayo ilo ku dhow Villa Somaliya.

Hadda waxaa feertamay Gabdhaha u dhashay ee matalaya Brazil iyo England.

Next: Ramla Somaliya Vs Maria Romania

Guul taariqi ah oo lama ilaaban ah ayaan u rajeynayaa Ramla Cali oo duhurkii la feertami doonta Maria.Guul I.a apayo 🇸🇴💪...
26/07/2021

Guul taariqi ah oo lama ilaaban ah ayaan u rajeynayaa Ramla Cali oo duhurkii la feertami doonta Maria.
Guul I.a apayo 🇸🇴💪💪

Saacado kaliya ayaa barito ka hartay. Ramla Cali oo Iska diiday inay matasho  England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 iyadoo dalkaas ku nooleed ...
25/07/2021

Saacado kaliya ayaa barito ka hartay. Ramla Cali oo Iska diiday inay matasho England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 iyadoo dalkaas ku nooleed ilaa yaraanteeda ayaa la dagaalami doonta Gabar reer Romania 🇷🇴 u dhalatay. waxeyna Ramla mataleeysaa Dalkeeda Somaliya 🇸🇴

Madaxweyne Farmaajo ayaa Isbuucan Qadka Vedeo Call kala hadlay Ramla Cali. Una sheegay in Somalida oo dhan la jiraan guul iyo Guuldaro

Niyadaada maxaa ku jira? Barito Ramla Cali ma guuleysan doontaa ayad isleedahay. Muuji taageeridaada walaal 🇸🇴

Address

London

Telephone

+254711580677

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Taajir Official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share