Dear Hooyo Cusub

Dear Hooyo Cusub We are committed to product quality, warranty service, returns and exchanges, and fast delivery.

24/04/2026

"🔥It’s that time of year again when the bugs are going to start making their appearance. Clip on dragonflies😍 keep biting insects away!!
" https://dragonfly-clip-us.brixlux.com/

Eid Mubarak Hooyo ❤️. Stay strong and have a blessed day with your loved ones.
21/04/2023

Eid Mubarak Hooyo ❤️.
Stay strong and have a blessed day with your loved ones.

Donate to a good cause today and show your support to helping new mothers and infants in Somalia. Share it with family a...
01/02/2023

Donate to a good cause today and show your support to helping new mothers and infants in Somalia. Share it with family and friends.
Link in the bio
LET’S GOOO

Dear Hooyo Cusub Nuunahaada markuu 4 bil gaaro wax yaabaha aad ku arkeeso waxaa ka mid ah 👇🏾👇🏾- 4 month sleep regression...
28/01/2023

Dear Hooyo Cusub

Nuunahaada markuu 4 bil gaaro wax yaabaha aad ku arkeeso waxaa ka mid ah 👇🏾👇🏾

- 4 month sleep regression wax loo yaqaan oo udhiganto nuunaha hurdadooda oo is badasha, sidee h**e aad ku taqaaney maha.

- Sojeedkooda ila 2saac ee gaare.

- Maalinkii sadex mar ee hurdo yar gashanayaan.

- 12-15 saacadod oo hurdaa oo nuunaha ubaahanyahay maalinkii

- Waqtiga jiifka tooska ee gashtaan waa 7-8da fiidmino.

- Hurdada nuuhaha oo so waynaato, hada 4 stage oo kala duwan bee marayaan ( hurdo qafiif ahne wee jirta).

Nuunaha markuu newborn yahay 2 stage lee maraan.

Dear Hooyo Cusub..Su’aalahaan kaso jawaaba Hooyoyin. ⬇️⬇️⬇️
22/01/2023

Dear Hooyo Cusub..

Su’aalahaan kaso jawaaba Hooyoyin. ⬇️⬇️⬇️

Dear Hooyo Cusub…Nuunahaada ina laxawsato oo korka kuheesto danbi ma ahan yaanan lugu sheegin “hodhow wax ma qabsan kart...
21/01/2023

Dear Hooyo Cusub…

Nuunahaada ina laxawsato oo korka kuheesto danbi ma ahan yaanan lugu sheegin “hodhow wax ma qabsan kartid” nuunaha waxba makala oga waqtigaas aanan eheen urkaada iyo dhawaqaada.

Hooyoyinkeeni h**e Emotionally unavailable hadii ee ahaayen nuuhaada sidaas ha ugalin, intuu nuugaha yaryahay aaba iska yar ka fa’ideyso biri waxaa arkee babygaada oo waynaade oo ka maarmay.

Dear Hooyo Cusub Nuunahaada activityada aad la sameyn karto waqtiga jiifka lisku diyaarinaayo waa ⬇️⬇️ - Inaad la ciyaar...
20/01/2023

Dear Hooyo Cusub

Nuunahaada activityada aad la sameyn karto waqtiga jiifka lisku diyaarinaayo waa ⬇️⬇️

- Inaad la ciyaarto (ciyaar qafiif ah).
- Inaad u qubees.
- Inaad dharkii jiifka ina uxirto.
- Inaad laabta galiso.
- Inaad uhessto.
- Inaad dhunkato.
- Inaad buug caruured u qariso.

Dear Hooyo Cusub Nuunaha markuu 3months (3 Bil) gaaro waxaa laga rabaa inuu ⬇️⬇️1- Maalintii 4-5 saacadood inu jiifto is...
19/01/2023

Dear Hooyo Cusub

Nuunaha markuu 3months (3 Bil) gaaro waxaa laga rabaa inuu ⬇️⬇️

1- Maalintii 4-5 saacadood inu jiifto isku celcelis ( jiif toos ah ma ahan oo isku xiran).

2- Malintii hurdada uu seexanaayo ine 2 saacadoon ka badato ma aha.

3- 3 mar ugu yaraan inu hurdo yar helo waaye maalinkii.

4- So jeedka ma aha inu saacad iyo bar ka bato ee maalinkii so jeedan.

5- Jadwalka waa ine iskuugu xigaan
A. Caano siin.
B. Ciyaar.
C. Hurdo.

6- Waqtiga hurdada habeenki waa ine bilaawata Inta udhaxesa 7-9 fiidmino.

❤️

Dear Hooyo Cusub…Wax yaabaha yar yarka oo hooyada Cusub ubaahantahay baby yar markuu ujoogo ⬇️⬇️1- Hygiene care ( wixii ...
17/01/2023

Dear Hooyo Cusub…

Wax yaabaha yar yarka oo hooyada Cusub ubaahantahay baby yar markuu ujoogo ⬇️⬇️

1- Hygiene care ( wixii nadaaf quseeya sida alaabta qubeyska, creamka/saliid, xafaayada etc).

2- Close to nature Baby Bottles ( masaasadaha fiican oo Babyga uron).

3- Pacifier ( caaga nuuga ).

4- Blankets and Onesies ( dharka nuunayaasha ).

5- Thermometer ( qalabka qandhada nuunaha lugu baaro).

Waa muhiim ina intaas heesatid Markaa isbitaalka nuunaha kala so baxdid.

Happy new year hooyoyinka Somaliyeed meel kaste ee aduunka kajoogan waxaa idin rijeynaa sanad wacan oo barwaaqadiisa wat...
01/01/2023

Happy new year hooyoyinka Somaliyeed meel kaste ee aduunka kajoogan waxaa idin rijeynaa sanad wacan oo barwaaqadiisa wato…

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dear Hooyo Cusub posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dear Hooyo Cusub:

Shortcuts

Share