17/08/2026
📢 Ma rabtaa inaad barato Microsoft Excel Af-Soomaali? 💻📊
Waxaan YouTube-ka ku wadaagayaa casharro taxane ah oo Microsoft Excel ah, kuwaas oo si practical ah kuu baraya sida Excel loogu isticmaalo shaqo iyo xirfad ahaan.
Waxaad ka heli doontaa:
✅ Excel Formulas & Functions
✅ IF, AND, SUMIF, SUMIFS, COUNTIF
✅ Data Analysis
✅ Power Query & Power Pivot
✅ Excel Tips & Tricks
✅ Practical Exercises
✅ Iyo casharro kale oo xirfaddaada Excel horumarinaya.
🎯 Haddii aad rabto inaad Excel barato adigoo Af-Soomaali ah, kusoo biir MH Tech Somali.
👉 Subscribe to MH Tech Somali
🔔 Subscribe saar, casharradana la soco.
📚 Baro → Practice-garee → Xirfaddaada Horumari.
MH Tech Somali 🚀💻