Beerta Baydhabo

Beerta Baydhabo , beerta dalxiiska Baydhabo

Jawi dagan ku daawo cayaaraha. Beerta Baydhabo waa martigeliyaha  taageerayasha cayaaraha.
30/11/2025

Jawi dagan ku daawo cayaaraha. Beerta Baydhabo waa martigeliyaha taageerayasha cayaaraha.

Cagaarku Wuxuu daawo u yahay Indhaha maskaxduna way ku dagtaa. Sawiradii u dambeeyay ee Beerta Baydhabo.
29/01/2025

Cagaarku Wuxuu daawo u yahay Indhaha maskaxduna way ku dagtaa. Sawiradii u dambeeyay ee Beerta Baydhabo.

30/05/2024
30/04/2024

Guddoonka Jaamacadda, Maamulka, Macallimiinta, Howl-wadeennada iyo ardayda Jaamacadda Jamhuuriya waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom geerida ku timid lix qof oo ka mid ah Howl-wadeennadooda.

Waxaan Eebbe uga baryaynaa marxuumiintaas in uu unaxriisto, danbigoodana dhaafo, qabrigoodana u waasiciyo Anagana gadaashood Eebbe nama fitneeyo.
Aamiin.

BAIDOA PARK
28/04/2024

BAIDOA PARK

05/11/2023

Nimcada Rabbi oo qurux u u kordhisay Baydhabo.



20/04/2023

Beerta Baydhabo waxay kuu diyaarisay dhamaan qebybaha kala duwan ee adeedyada ciidda, Sida Qebta Sawirada, Qeybta Caruurta iyo qebyta Maqaayadda.

kaalay oo nala ciid kana mid noqo dadka Soo booqanaya Beerta Maalmahan ciidda

Hordhaca Sawirada u diyaargarowga ciida ee Beerta Baydhabo.ku ciid Beerta Baydhabo , la ciid Familka, iyo Asxaatada Ku n...
20/04/2023

Hordhaca Sawirada u diyaargarowga ciida ee Beerta Baydhabo.
ku ciid Beerta Baydhabo , la ciid Familka, iyo Asxaatada
Ku naso, la naso Inta aad jeceshahay.

Filo goor dhow Muuqaal dhamestiran

20/04/2023
Bahda Beerta Baydhabo waxay umada Islaamka tahni ugu direysaa Bilashada Bisha Shawaal(Eidul fidr1444).Alla Hanaga Aqbalo...
20/04/2023

Bahda Beerta Baydhabo waxay umada Islaamka tahni ugu direysaa Bilashada Bisha Shawaal(Eidul fidr1444).
Alla Hanaga Aqbalo dhamaan Acmaasha.

Address

Beerta Baydhabo
Baydhabo
252

Telephone

+252613749999

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beerta Baydhabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beerta Baydhabo:

Share