New Gallad Supermarket

New Gallad Supermarket Shopping and retail centre in borama 0634519043

22/06/2026

CAANAHA CARUURTA LEVEL3
Bledina nursie waa caanaha caruurta kuwa ugu fiican dhanka koriinka iyo macdanaha sidoo kale waa caano dhadhankoodu aad umacaanyahay laguna amaanay tayo aad usaraysa
Hadaba waalid ha moogaan caanahan


New Gallad Supermarket

CAANAHA CARUURTA LEVEL1 IYO LEVEL2Bledina nursie waa caanaha caruurta kuwa ugu fiican dhanka koriinka iyo macdanaha sido...
21/06/2026

CAANAHA CARUURTA LEVEL1 IYO LEVEL2
Bledina nursie waa caanaha caruurta kuwa ugu fiican dhanka koriinka iyo macdanaha sidoo kale waa caano dhadhankoodu aad umacaanyahay laguna amaanay tayo aad usaraysa
Hadaba waalid ha moogaan caanahan


New Gallad Supermarket

كل عام وأنتم بخير 🥳 عام هجري مبارك 💚Waxan dhamaan umada muslimiinta iyo macaamiisheena ugu bushaaraynanaa dhalashada san...
16/06/2026

كل عام وأنتم بخير 🥳 عام هجري مبارك 💚

Waxan dhamaan umada muslimiinta iyo macaamiisheena ugu bushaaraynanaa dhalashada sanadka cusub ee islaamka ilaahay haynooga dhigo kii nabad iyo barwaaqo inoogu bilaabma ee inoo dhamaada New Gallad Supermarket

Kaawiyadihii dharka oo kal duwan oo design ahaana aad uqurux badan dhanka kaawiyadaynta dharka 100% waa mid aad ucajiiba...
14/06/2026

Kaawiyadihii dharka oo kal duwan oo design ahaana aad uqurux badan dhanka kaawiyadaynta dharka 100% waa mid aad ucajiiba sidoo kale miisaankoodu waa mid aad ufudud waxana kulaa diyaara New Gallad Supermarket

#𝗕𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮

Noocayada kala duwan ee kaawiyadaha ayaan idiin keenay sida        Waa kaawiyado aad ufudud una fiican dhamaan noocyada ...
13/06/2026

Noocayada kala duwan ee kaawiyadaha ayaan idiin keenay sida
Waa kaawiyado aad ufudud una fiican dhamaan noocyada dharka sidoo kale waa kuwo h**e udiiraya.
New Gallad Supermarket
#𝗕𝗼𝗿𝗮𝗺𝗮

STRAWBERRY WHITE & ABU WALAD BODY LOTION waa cream iyo body lotion labaduba aad ugu fiican yihiin maqaarka sare iyo gabi...
11/06/2026

STRAWBERRY WHITE & ABU WALAD BODY LOTION
waa cream iyo body lotion labaduba aad ugu fiican yihiin maqaarka sare iyo gabi ahaanba jidhka sidoo kale waxay siiyaan cadaan iyo iftiin saa id wana inoo diyaar macmiil New Gallad Supermarket

Ama nagalasoo xidhiidh 63 7455557

CAANAHA TOPMILK & TWO COWS Waa caanahii caruurta kuwooda ugu fiican ayaa hada inoogu diyaara New Gallad Supermarket
10/06/2026

CAANAHA TOPMILK & TWO COWS
Waa caanahii caruurta kuwooda ugu fiican ayaa hada inoogu diyaara New Gallad Supermarket

CAANAHA CARUURTA LEVEL1 IYO LEVEL2Bledilait waa caanaha caruurta kuwa ugu fiican dhanka koriinka iyo macdanaha sidoo kal...
09/06/2026

CAANAHA CARUURTA LEVEL1 IYO LEVEL2
Bledilait waa caanaha caruurta kuwa ugu fiican dhanka koriinka iyo macdanaha sidoo kale waa caano dhadhankoodu aad umacaanyahay laguna amaanay tayo aad usaraysa
Hadaba waalid ha moogaan caanahan


New Gallad Supermarket

PASCUAL YOGHURT Waa yoghurtii caruurta oo kasamaysan noocyo kala duwanoo khudaara waana inoo diyaar macmiil New Gallad S...
08/06/2026

PASCUAL YOGHURT Waa yoghurtii caruurta oo kasamaysan noocyo kala duwanoo khudaara waana inoo diyaar macmiil New Gallad Supermarket

Address

Agagaarka Masjid Jamac Borama
Borama
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Gallad Supermarket posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share