Nasrullahi Shop & B-Center

Nasrullahi Shop & B-Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nasrullahi Shop & B-Center, Shopping & retail, Borime.

Kubad sharafteed ayaad ciyaartay K.MBappe dadaal dadaal dhaafayna waad samaysay lkn nasiibka ayaan ku saacidin wanna ast...
19/12/2022

Kubad sharafteed ayaad ciyaartay K.MBappe dadaal dadaal dhaafayna waad samaysay lkn nasiibka ayaan ku saacidin wanna astaanta kubada cagta

15/05/2021
15/05/2021

Ogaysiis
Bulsha waynta reer Awdal gaar ahaan magaalada borama waxan uhaynaa guri Iiba kaas oo udhisan qaab casriya ka kooban 3qol 2musqulood iyo istoodh.
Qofka hurdada oo wata musqushiisa gaarka ah
Iyo labo qol oo kale oo uu midi yahay hool 5.5m square iyo qol loogu tala galay istoodh.
Gurigu wuxuu ku yaalaa xaafad waynta sh/cali Jawhar gaar ahaan wuxuu udhaw yahay saldhiga xaafada sh/cali jawhar wuxuuna leeyahay labo wado.
Intaas wixii dheer nagala soo xidhiidha 0634394545.

27/04/2020
Welcome open handWaxan idin leenahay soo dhawaadaNoogu kaalaya adeeg hufan iyo inaan idin raali galino  noogu kaalay jum...
23/04/2020

Welcome open hand
Waxan idin leenahay soo dhawaada
Noogu kaalaya adeeg hufan iyo inaan idin raali galino noogu kaalay jumlad iyo tafaariiq adeegii Bisha Barakaysan ee Ramadaan

Address

Borime

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasrullahi Shop & B-Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share