RedSea Fishing Company RESFO

RedSea Fishing Company RESFO REDSEA is one of the leading seafood companies in somalia, has more than 19 years of experience

Hambalyo 1-Luuliyo Malinta xoriyada iyo Midowga  somaliya RedSea Fishing Company RESFO
01/07/2026

Hambalyo 1-Luuliyo Malinta xoriyada iyo Midowga somaliya RedSea Fishing Company RESFO

REDSEA'S FINEST LOBSTER TAIL
24/06/2026

REDSEA'S FINEST LOBSTER TAIL

Ramadan Kariim. 🌙Waxaan ugu hambalyeynaynaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joog...
17/02/2026

Ramadan Kariim. 🌙

Waxaan ugu hambalyeynaynaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Ramadan waa bil naxariis, dembi-dhaaf, iyo isu-soo dhowaansho, waana fursad qaali ah oo lagu xoojiyo cibaadada iyo samirka. Waxaan Alle ka baryeynaa in uu inaga aqbalo soonka, salaadaha, iyo camalka suuban, kana yeelo bil kheyr, barako, iyo nabad.

Ramadan Kariim. 🌙

Waxa shirkada Redsea Fishing Company sharaf u ah in ay heshiis la gasho  Kulliyadda Cilmiga kalluumeysiga ee jamacadda C...
13/03/2025

Waxa shirkada Redsea Fishing Company sharaf u ah in ay heshiis la gasho Kulliyadda Cilmiga kalluumeysiga ee jamacadda Citycot Citycot University , heshiiskaas oo ah
Xoojinta Tababarka iyo Xirafadaha Ardaya, iskaashiga iyo Cilmi baarista .

Sidoo kale heshiiska ayaa dhigaya in labada dhinac kawada shaqeyaan
sidii loo hormarin lahaa cilmi-baarista iyo tacliinta ee ku saabsan kalluumeysiga, gaar ahaan cilmi-baarista ku saabsan nidaamyada waara ee kalluumeysiga iyo sida loo maareyn karo kheyraadka badda .

Ramadan mubarak,  dhamaan ummada musliminta gaar ahaan shacabka somaliyeed,  waxan idinku hambalyeyneyna munaasabada bis...
10/03/2024

Ramadan mubarak, dhamaan ummada musliminta gaar ahaan shacabka somaliyeed, waxan idinku hambalyeyneyna munaasabada bisha barakaysan ee RAMADAN

Day1: Shirkada RedSea Fishing Ayaa ka mid ahayd shirkadii bandhiga ka samayey shirkii maalgashiga Buluug ee Somalia oo u...
13/11/2023

Day1: Shirkada RedSea Fishing Ayaa ka mid ahayd shirkadii bandhiga ka samayey shirkii maalgashiga Buluug ee Somalia oo uu Daah furay Mudane Raysuwasare Xamse Cabdi Bare

31/10/2023

Muuqaal kooban shirkii guulaystaysha Somaliyeed oo ay soo qaban qaabisay shirkada Hormuud

Hormuud Telecom

Shirkada RedSea Fishing Company RESFO  Ayaa ka mid noqotay shirkadihi ku guulaystay Abaal Marinada  Bandhigga Guuleystay...
30/10/2023

Shirkada RedSea Fishing Company RESFO Ayaa ka mid noqotay shirkadihi ku guulaystay Abaal Marinada Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed. Waxa Abaal marinta Gudoonsiyey Raysul wasaraha Somaliya Mudane Xamse Cabdi Bare. Badhiga waxa so abaabulay shirkada Hormuud


Hormuud Telecom

Address

Eastern Bosaso, Near WFP Warehouse Bosaso/Somalia
Bosaso
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 12:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252906564333

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RedSea Fishing Company RESFO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RedSea Fishing Company RESFO:

Shortcuts

Share

Category