Al-Afwaj HyperMarket

Al-Afwaj HyperMarket waxaa halkaan Ka heli , karta Xogta Shirkada Afwaj Grop .

waxay leedahay qayba kala duwan , Sida qaybta shidaalka, qaybta, Restuarent, Qaybta ,Apartment, Qaybta Supermarkets,

Maxaad ku darsanaysaa liiskaaga toddobaadkan?🥛 Nido Dry Whole Milk🌾 Quaker Whole Oats🫗 Saliid cunto🧴 Clorox iyo waxyaabo...
28/08/2026

Maxaad ku darsanaysaa liiskaaga toddobaadkan?
🥛 Nido Dry Whole Milk
🌾 Quaker Whole Oats
🫗 Saliid cunto
🧴 Clorox iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah guriga.

Wax kasta oo aad u baahan tahay maalin kasta, AFWAAJ Supermarket ayaa kuu diyaarsan. 🛍️

📍 Booqo AFWAAJ Supermarket – Jidka 30-ka, Bosaso
📞 Nala soo xiriir: +252 907 754740 / +252 907 244454

🛒 Ha sugin — maanta ka bilow shopping-kaaga AFWAAJ!

Wax kasta oo aad maanta u baahan tahay gurigaaga, hal meel ayaad ka heli kartaa! 🛍️AFWAAJ Supermarket waxaad ka heli kar...
27/08/2026

Wax kasta oo aad maanta u baahan tahay gurigaaga, hal meel ayaad ka heli kartaa! 🛍️

AFWAAJ Supermarket waxaad ka heli kartaa raashin iyo agab kala duwan oo tayo leh, si aad si fudud ugu dhamaystirato baahidaada maalinlaha ah.

📍 Goobta: Bosaso, Jidka 30-ka
📞 Nala soo xiriir: +252 907 754740 | +252 907 244454

👉 Soo booqo AFWAAJ Supermarket maanta!

Tayada tuubada ayaa muhiim ahHaddii aad raadinayso tuubooyin tayo leh oo la isku halayn karo, AFWAAJ Supermarket ayaa ku...
25/08/2026

Tayada tuubada ayaa muhiim ah

Haddii aad raadinayso tuubooyin tayo leh oo la isku halayn karo, AFWAAJ Supermarket ayaa kuu diyaar ah.

📍 Bosaso, Jidka 30-ka
📞 +252907754740

👉 Soo booqo AFWAAJ oo hel waxaad u baahan tahay!

quaker whole oatsDhadhan & tayo hal weel ku jira🛍️ Order Now oo ka faa’iidayso discount-ka!📍 Afwaaj Supermarket — Bosaso...
23/08/2026

quaker whole oats
Dhadhan & tayo hal weel ku jira

🛍️ Order Now oo ka faa’iidayso discount-ka!
📍 Afwaaj Supermarket — Bosaso, Jidka 30-ka
📞 +252 907754740

JUMACA MUBAARAK DHAMAAN ASXAABATA
21/08/2026

JUMACA MUBAARAK DHAMAAN ASXAABATA

MARKALE IYO DISCOUNT CUSUB!Afwaaj Supermarket waxaad ka heli kartaa qiimo-dhimis ilaa 20% ahHa seegin fursadda—soo booqo...
14/08/2026

MARKALE IYO DISCOUNT CUSUB!

Afwaaj Supermarket waxaad ka heli kartaa qiimo-dhimis ilaa 20% ah

Ha seegin fursadda—soo booqo maanta oo ka faa’iidayso qiimaha gaarka ah.

📍 Bosaso, Jidka 30-ka
📞 +252 907754740

Afwaaj Supermarket — Tayada & Qiimaha oo isku meel ah. 💚

Qiimo Dhimis Gaar ah!3-IN-1 Blender — hadda hel 40% OFF! 🎉Ku habboon juice, smoothies iyo diyaarinta cuntooyinka.🛍️ Orde...
13/08/2026

Qiimo Dhimis Gaar ah!

3-IN-1 Blender — hadda hel 40% OFF! 🎉
Ku habboon juice, smoothies iyo diyaarinta cuntooyinka.

🛍️ Order Now oo ka faa’iidayso discount-ka!

📍 Afwaaj Supermarket — Bosaso, Jidka 30-ka
📞 +252 907754740

Maamulka AFWAAJ Supermarket waxay dhammaan macaamiisha iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan Jimcaha barakaysan
13/08/2026

Maamulka AFWAAJ Supermarket waxay dhammaan macaamiisha iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan Jimcaha barakaysan

Hambalyo Guuleystayaasha!Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa 1aad, 2aad & 3aad ee Hambalyada Ardayda. 🥇🥈🥉Guushu waa ...
13/08/2026

Hambalyo Guuleystayaasha!

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa 1aad, 2aad & 3aad ee Hambalyada Ardayda. 🥇🥈🥉

Guushu waa bilowga mustaqbal wanaagsan. Hambalyo dhammaantiin! ❤️

AFWAAJ Group Hypermarket waxay dib u bilowday qiimo-dhimistii iyo dalabyadii gaarka ahaa ee aad jeclayd. 🔥Hadda waa waqt...
10/08/2026

AFWAAJ Group Hypermarket waxay dib u bilowday qiimo-dhimistii iyo dalabyadii gaarka ahaa ee aad jeclayd. 🔥

Hadda waa waqtigii aad ka faa’iidaysan lahayd qiimooyin jaban iyo fursado aan la seegin.

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Afwaj HyperMarket posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al-Afwaj HyperMarket:

Shortcuts

Share