Almacruuf shopping center

Almacruuf shopping center ALMACRUUF SHOPPING CENTER | Your one-stop shop in Somalia
BOSASO-905001717 GAROWE-905414379 GALKACIO-906078341

hadda dalbo hadda hel barafuunadii udanbeeyay ugu carafta badnaa waxay diyaar kuugu yihiin  Almacruuf shopping centerkas...
09/09/2026

hadda dalbo hadda hel barafuunadii udanbeeyay ugu carafta badnaa waxay diyaar kuugu yihiin Almacruuf shopping center

kasoo dalbo 905 001 717 Bosaso 905414379 Garowe

CREATINE  (Awood + Tamar + Waxqabad)Awood Dheeraad Ah: Waxay ku siinaysaa tamar aad ku qaaddo miisaan ka culus kan aad m...
07/09/2026

CREATINE (Awood + Tamar + Waxqabad)
Awood Dheeraad Ah: Waxay ku siinaysaa tamar aad ku qaaddo miisaan ka culus kan aad maanta qaaddo.
Muruqyo Buuxa: Waxay ka caawisaa muruqa inuu ahaado mid biyo iyo tamar leh, kaas oo si dhakhso ah u koraya.
Micronized Pure: Fududeynta in jidhku si mubaashar ah u nuugo!

Haddii aad rabto inaad AWOODDADA KOR U QAADDO, MURUQYO SAFI AH DHISTO, iyo DAALKA JIMICSIGA DEGDEG KA BOOQATO – Kani waa...
06/09/2026

Haddii aad rabto inaad AWOODDADA KOR U QAADDO, MURUQYO SAFI AH DHISTO, iyo DAALKA JIMICSIGA DEGDEG KA BOOQATO – Kani waa whey protein -ga ugu fiican ee aad u baahan tahay

Kilkilo madow ma ku dhibaysaa?Ha u oggolaan kalsoonidaada inay hoos u dhacdo.MOOYAM Kojic Underarms Brightening Serum wu...
15/08/2026

Kilkilo madow ma ku dhibaysaa?
Ha u oggolaan kalsoonidaada inay hoos u dhacdo.
MOOYAM Kojic Underarms Brightening Serum wuxuu kaa
caawinayaa

✔ Inuu yareeyo madoobaadka kilkilaha
✔ Inuu simo muuqaalka maqaarka
✔ Inuu siiyo kilkilo nadiif ah oo qurux badan
🌸 Dareen kalsooni markaad xirato dhar kasta oo aad jeceshahay.
📞 Dalbo hadda inta uu kaydku jiro 905 001 717

10/08/2026
08/08/2026

Ma daashay shaambo dhammaada toddobaad walba?
Hadda waxaad heli kartaa xal waara!
✨ Pretty Be Hair Conditioner – 5 Litir
➡️ Ku habboon dhammaan xubnaha qoyska
➡️ Waxaa ku jira Milk Protein – timaha jilciya, nafaqeeya, una dhiga si qurux badan
➡️ Maalin walba qubays raaxo leh adigoon ka welwelin dhammaansho!

03/08/2026
31/07/2026

"Hambalyo ku aadan sanad-guurada 28-aad ee aas-aaskii Puntland! Waxaan shacabka iyo dowladda Puntland u rajeynayaa nabad, horumar, iyo midnimo waarta. Nabad iyo barwaaqo Puntland!"

31/07/2026

Waxaan si diirran ugu hambalyeynayaa dhammaan shacabka reer Puntland iyo dowladdooda munaasabadda sanad-guurada 28-aad ee aas-aaskii Dowlad Goboleedka Puntland (1 Agoosto 1998 - 1 Agoosto 2026).

Puntland waxay muddo rubuc qarni ka badan tusaale u ahayd:

Nabadgelyo iyo Xasilooni: Iyada oo ahayd saldhigii ugu horreeyay ee nabad iyo dowladnimo ka hanaqaaday Soomaaliya casriga ah.

Horumar iyo Dhismihii Dowladnimada: Guulaha laga gaaray dhinacyada waxbarashada, caafimaadka, dimuqraadiyeynta, iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

Wadajirka iyo Walaaltinimada: Kaalinta muuqata ee ay ku leedahay ilaalinta iyo dhismaha qaranka Soomaaliyeed.

Waxaan rajeynayaa in sanadkan uu kan xiga ku gaaro horumar waara, barwaaqo, iyo nabadgelyo buuxda

Address

252
Bosaso
252

Telephone

905001717

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almacruuf shopping center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Almacruuf shopping center:

Shortcuts

Share