Togdheer Connections

Togdheer Connections Waxaanu nahay qurbajoog reer Somaliland ah oo dalkooda ugu soo noqday inay la wadaagaan aqoonti iyo nidaamkii ay ka soo korodhsadeen qurbaha.

Waxaanu bilawnay adeegii ugu horeeyay ee casri ah ee ka hirgala magaalada Burco. Adeegaasi waa mid la jaan qaadaya caalamka. Waxaanu kuu diyaarinaynaa wax kasta oo aad uga baahato magaalada Burco (ONE STOP SHOP), haddii ay tahay iibsiga guryaha, iibintooda, dayctirkooda, kirayntooda, iibka beeraha, gaadiidka iyo wixii la mid ah. Adiga oo aan wax hawl ahi ku gaadhin ayaa TOGDHEER CONNECTIONS kuu qabanaysaa shaqada oo dhan si hufan. Intaas waxa dheer wax alaale wixii sharciyayn ah anaga ayaa kaaga filan oo kuu soo dhamaynayna.

Address

Burao

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Togdheer Connections posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Togdheer Connections:

Shortcuts

Share

Category