09/04/2024
ππππ π π¨ππππ₯ππ
Shirkadda Maareeye Electronics waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhamaan macaamiisheeda sharafta leh iyo guud ahaanba Umadda Islaamka, Waxayna idin leedahay ALLE (SWC) ha innaga aqbalo camaladii wanaagsanaa ee aynu soo samaynay bisha ramadaan.
Electronics