Boqorada reer zaaxil

Boqorada reer zaaxil Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Boqorada reer zaaxil, Gun Store, Burco.

05/02/2023

Mabruuk My Family, Barakooba Walaal💍❤️👰‍♀️🤵‍♂️
Hibaaq Gobaad Jimcale Faysal Xiis

Sawirkan haduu kusoo gaadho Love saar ❤️🙏✅Just now
31/01/2023

Sawirkan haduu kusoo gaadho Love saar ❤️🙏✅
Just now

Qadan qaran 30 jirka kaga ilmeysiisey rag iyo  dumarba Cadowga somaliland   ❤ ❤ ❤                (Rabi hakaa raali noqdo...
31/01/2023

Qadan qaran 30 jirka kaga ilmeysiisey rag iyo dumarba Cadowga somaliland ❤ ❤ ❤ (Rabi hakaa raali noqdo)
Maamo guuleyso ❤

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, ayaa maanta furey munaasibad lagu Hirgelinayo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada So...
31/01/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, ayaa maanta furey munaasibad lagu Hirgelinayo Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland oo lagu Qabtay Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda.

Waa billowga waxbarasho iyo nolol cusub, wiilkan yari wuxuu kamid yahay Barakacayaasha ku nool aagga Degmada Dayniile ee...
30/01/2023

Waa billowga waxbarasho iyo nolol cusub, wiilkan yari wuxuu kamid yahay Barakacayaasha ku nool aagga Degmada Dayniile ee Muqdisho.

Saakay ayaa la geeyey Iskuulka, muhiimadda waxbarashaddu u leedahay waxay ka muuqataa farxadda wajigiisa.

Cali Aadan Muumin

Musalsalka Haboon ayaa noqday musalsalkii ugu fiicna ee Soomaali ay samayso abid.Ma daawata Musalsalkan , waa kuma qofka...
30/01/2023

Musalsalka Haboon ayaa noqday musalsalkii ugu fiicna ee Soomaali ay samayso abid.

Ma daawata Musalsalkan , waa kuma qofka aad ka tageerto?.

Fartun Abdulrahman oo Soomaali ah, ayaa dhanka Gabdhaha 30-ka Jus Kaalinta Koowaad 🥇ka gashay Tartanka QUR'AANKA KARIIMK...
30/01/2023

Fartun Abdulrahman oo Soomaali ah, ayaa dhanka Gabdhaha 30-ka Jus Kaalinta Koowaad 🥇ka gashay Tartanka QUR'AANKA KARIIMKA ee guud ahaan dalka Koonfur Afrika.

Dhamantod makala dhacaan😅😅
30/01/2023

Dhamantod makala dhacaan😅😅

30/01/2023

Soomalilan inaga badan💚🤍❤️🙏

Berigii iigu horraysay facebook oo qiyaastii 2009-kii ahayd, ayaan ruux dumara oo sawir gabadh carbeed ah profile-ka dhi...
30/01/2023

Berigii iigu horraysay facebook oo qiyaastii 2009-kii ahayd, ayaan ruux dumara oo sawir gabadh carbeed ah profile-ka dhigatay, aan is idhi waa janno dagataye yey ku dhaafin. Gabadhi ba hadday indho waaweyn tahay, aniga wiilasheedaa la iiga dhex gacan haadiyaa, sawirka meesha yaallayna dhaayihii malaa’iigta ayuu lahaa. Gabadhii bartay, telka ka qortay, ballansaday, la kulmay, maxaase Alle meeshaa ka qoray!!!!

وعينانِ قال اللهُ كونا فكانتا

فَعولان بالألباب ما تفعل الخمر

Rag bi’ii ka sheekee dumarna badhaadhahooda.

Dad Badan ayuu Sabab unoqday in ay Wacdigiisa iyo Dhiiri Galintiisa ku Waano Qaataan , Waana Mid Kamid ah Culimada Loogu...
30/01/2023

Dad Badan ayuu Sabab unoqday in ay Wacdigiisa iyo Dhiiri Galintiisa ku Waano Qaataan , Waana Mid Kamid ah Culimada Loogu Jecelyahay Somalida.

Ilaahay Cimri Dheer iyo Caafimaad Ha siiyo Sheikh Xuseen Cali Jabuuti. Aaamiin 🤲

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Boqorada reer zaaxil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category