Keder Ahmed-zofe

Keder Ahmed-zofe intifaacstore

19/02/2024

Online Store to buy various items for different stores.

19/09/2023
17/09/2023

Magacayga iyo magaca meherada intifaac store anigoo ku hadlaya, waxaan dareenka iyo ducadaba la qeybsanayaa shacbiga xalaasha ah ee reer wajaale dhibka xalay ku dhacay ee uu sababay dabkaa ka qaraxay suuqa weyn ee wajaale, geystayna khasaare mood iyo noolba leh.

Allaah waxaan ka baryayaa intii wax ku noqotay iyo intii ku hanti beeshayba inuu alle u cawad kheyr qaba ka siiyo.

Waan u tacsiyeyanayaa mar labaad dadkaa dhibku ku dhacay alle bedel kheyr qaba ha siiyo.

Waxaan halkan ka bogaadinayaa oo aan uga duceynayaa cid walba oo ka qeyb qaadatay dabkaa damintiisa, oo ay ugu horeeyaan ciidamada dabdemiska SL alle ha barakeeyo xoogooda, ajarna haka siiyo hawshaa ay qarankooda u qabteen.

Waxaanu hay adaha ay khuseyso ka codsaneynaa in baadhitaan lagu sameeyo dabkaa wixii sababay, iyadoo aanu ognahay in marar badan oo khasaare dabeed uu dhacay inaan lala wadaagin bulshada dhibka wixii sababay. Iyo meesha uu kasocdo dabkaasi waa bilaahitawfiiq

Address

Burco

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Keder Ahmed-zofe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share