Qalam books

Qalam books Qalam bookshop

Buugga "Talo guur" waxu diyaar kugu yahay  Qalam booksCeerigaabo.Ka Dalbo☎️ Naga la soo xidhiidh:Call: 0634204292WhatsAp...
26/10/2024

Buugga "Talo guur" waxu diyaar kugu yahay Qalam books
Ceerigaabo.
Ka Dalbo
☎️ Naga la soo xidhiidh:
Call: 0634204292
WhatsApp Number :+252636825831

Dhammaan buugaagtani waxa aad hadda ka heli kartaa Qalam books  😍Ka Dalbo☎️ Naga la soo xidhiidh:Call: 0634204292WhatsAp...
17/07/2024

Dhammaan buugaagtani waxa aad hadda ka heli kartaa Qalam books 😍

Ka Dalbo
☎️ Naga la soo xidhiidh:

Call: 0634204292
WhatsApp Number :+252636825831

19/04/2024

Falanqayn kooban buugga Nin Miyi iyo Markab.
Buugga waxa laga helayaa Qalam books , fadlan nagala soo xidhiidh: 63 6825831

Muuqaalka: Aadan-Sahan

Odaygii wuxu igu yidhi waan maqlay oo markabku waa wax wayn oo wixii la saaroba qaadi kara e, bisha daydo oo ah Marka ay...
29/02/2024

Odaygii wuxu igu yidhi waan maqlay oo markabku waa wax wayn oo wixii la saaroba qaadi kara e, bisha daydo oo ah Marka ay kaliishu ugu xuntahay (march), dhulkuna uu abaarsado markabku ma u dhaaminayaa reeraha "ceel baxay iyo mohollin" yaalla aannu bixinno neefafka adhiga ah e ?!. Waxan ugu jawaabay Maya markabku badda k**a soo boxo. Oo markaa anaga wax noo kaa dhaama nin aanu siino neefafka adhiga ah oo oo jiilaalka xoolaha noogu dhaamiya buu yidhi. Isagoo hadalkii sii wata buu yidhi bahalka aad sheegayso ee aad leedahay biyihuu ku dhex jiraa, ninkaaga lacagta iska geliyay ninaan hagaagsanayn ayaaan u arkaa. Waayo lacagtaasi waxay iila egtahay lacag biyo kaa liqeen.

Qaar ka mida sheekooyinka buugan ku xusan.

Wax aanu haynaa daraasado carbeed iyo kuwo caalami ah oo ku soo idlaaday in hoos u dhac ku yimi waxbarashadii, Isla mark...
19/02/2024

Wax aanu haynaa daraasado carbeed iyo kuwo caalami ah oo ku soo idlaaday in hoos u dhac ku yimi waxbarashadii, Isla markaana ay meesha ka sii baxayso haybaddii macalinka iyo dugsiga, taas oo ka dhigan in hoos u dhac wayni ku yimi goobihii wax barashada, lagana leexday jidkii hormarka. Daraasad carbeed ayaa xustay %63 in ay ardaydu ku cayaaraana buugta waxbarashada. Sidoo kale waxa ay sheegtay %41 in ay hoos u dhacday aqoonta ay ardaydu ka bartaan dugsiyada, taas oo khasab ka dhigtay in guryaha loogu qabto barayaaal. Daraasad kale oo lagu sameeyey imaaratka carabta ayaa xustay inay barayaal badani ka dayrinayaal moobilada casriga ah ee ardaydu la soo galaan goobaha waxbarashada. Macalimiintu waxa ay sheegeen xilliga xiisadaha inay ardaydu ka duubto codad,sawiro, iyo muuqaallo, ka dibna ay isugu diraan buluutoosyada(bluetooth) si ay ugu jees jeesaan.

Ninka ragga ahi Uma yaqaan gabadhnimada iyo dhedigaanshuhu inay yihiin maryo shaandho ah oo Dal daloola iyo jidh lugayna...
01/02/2024

Ninka ragga ahi Uma yaqaan gabadhnimada iyo dhedigaanshuhu inay yihiin maryo shaandho ah oo Dal daloola iyo jidh lugaynaya, ee waxa uu u fahansan yahay oo uu u yaqaan in ay tahay hooyo nimo. Gabadha soo jeedadhada leh ee la jeclaystaana ay tahay gabadha laga dheehdo ee ku astaysan naxariis, jimcoonaan (debecsanaan) dhibirsanaan, gacaltooyo, iyo isafan.

Macmiil dhammaan buugtan waxa aad ka helaysaa Qalam books , hadda dalbo, hadda hel.Nagala soo xidhiidh whatsApp: 0636825...
23/01/2024

Macmiil dhammaan buugtan waxa aad ka helaysaa Qalam books , hadda dalbo, hadda hel.

Nagala soo xidhiidh whatsApp: 0636825831
Location: Erigavo, masjid jaamaca weyn qaybtiisa danbe.

Address

Erigavo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalam books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category