Guusha Dhabta ah

Guusha  Dhabta ah Adigoo Dhaxal Reebi kara Ha noqon Dhinte Aan la tabin

Permanently closed.
15/09/2022

Ku raaxeeso kalaamka alle....
Khayr alle haku siiye

Hambalyo  mama  caasha geele
25/08/2022

Hambalyo mama caasha geele

25/06/2021

Sheikh cabdirashid cali sufi

25/06/2021

قال تعالى ( ومن احسن قولا ممن دعى الى الله وعمل صالحا وقال أنني من المسلمين)
Yaa ka wanaag badan qof Allaah dadka ugu yeeyey camal wanagsana la yimi
Oo yiri waxan ka mid ahay muslimiinta ...
Cajiib..

24/06/2021

الا بذكر الله تطمئن القلوب

24/06/2021

قل ماشاء الله

Muxaadaro  Qiima badan  Oo cinwaankeedu yahay الأثر الإيماني لمعرفة الله عز وجل بأسمائه وصفاته , Caawa iyo         , had...
13/08/2020

Muxaadaro Qiima badan Oo cinwaankeedu yahay الأثر الإيماني لمعرفة الله عز وجل بأسمائه وصفاته , Caawa iyo ,
hadaad Gaalkacyo joogto ka faaidayso.
Masjidu Sunnah iyo Maqribka kadib.
sii garee si looga faaidesto
Noqo Qof Kheyrka faafiya
(الدال على الخير كفاعله)

30/07/2020

WAXAY AHAYD MAALIN KHAMIIS AH SALAADA SUBAX KA HOR
SAGAALKA BISHA CARAFO MAANTA OO KALE WAXAA KASOO WAREGATEY 8 SANO
WAA MAALIN XASUUS MUDAN WAA MALINKII UU GEERIYOODEY AABAHAY MACANE (AABE MAXAMUUD CABDI) AABIHII DUNIDA UGU QAALISANAA
Alle HA,U NAXARIISTO OO JANNADI FARDOWSO HAKA WARAABIYO
(HOOYO IYO AABE ) WALALAYAAL MAANTA WAA MAALIN KHEYR BADANE IIGU SO DUCEEYA WAALIDIINTEYDA
رب ارحمهما كما ربياني صغيرا

Bidaarta   dawaa loo heley   Fadlan ha moogaan
17/07/2020

Bidaarta dawaa loo heley Fadlan ha moogaan

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guusha Dhabta ah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category