Carwo dheeman

Call Directions Website Contact the business

Carwo dheeman Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Carwo dheeman, Shopping & retail, Xero dayax, Gaalkacyo.

20/09/2026
18/09/2026

DEGDEG: Cumro bilaash ah ayaa caawa lagu abaalmariyey Suldaanka Shanta Soomaaliyeed iyo marwadiisa qiimaha badan"

Shirkado ka shaqeeya arrimaha cumrada oo xaruntoodu Garoowe tahay ayaa Suldaanka baydka Ilaahay u diray.

Suldaanka oo hadlay ayaa isaga oo qiiraysan yidhi; "Wax badan baan niyadda ku hayey in aan ilaahay baydkiisa tago waxaana u mahadcelin shirkadaha ii gartay khayrkaas iyo kooxdaydii hal iyo hal ee team hal iyo hal ee umadda Soomaaliyeed oo dhan ahaa ee khayr ka ila waday"

Ilaahay camal uu raalli kayahay marka aad hayso adigana waxkasta ilaahay waa kuu fududaynayaa!
Maka mid tahay kooxda team hal iyo hal ee Suldaanka khayrka uu wado lafdhabarta u ah❓

10/07/2026

Address

Xero Dayax
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo dheeman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Carwo dheeman:

Shortcuts

Share