Baarak Shopping Online

Baarak Shopping Online Baarak Shopping Waa suuq ku shaqeeya habka casriga ah ee ganacsiga internetka dhexdiisa eCommerce ee

Macamisheena sharafta badan Waxan idin keenay Sacadihii laga daba dhacay Ee smart watch ahaa kuwaasoo aad ku xiriirin ka...
31/08/2022

Macamisheena sharafta badan Waxan idin keenay Sacadihii laga daba dhacay Ee smart watch ahaa kuwaasoo aad ku xiriirin karayso mobaylkaga adiga oo isticmaalkii mobaylka ka maarmaya badalkii mobaylkana ka isticmalaya saacada gudaheeda, sidoo kalana waxa ay awood u leedahay inaad ogaan karayso garaaca wadnahaga iyo qul-qulka dhiigaga..
Ee Ha Mogan Hana ka maqnaan
https://www.facebook.com/baarakshopping..

Macamiisheena sharafta badan waxan idin keenay sacadihii laga bada dhacay Ee smart watch ahaa, kuwaasoo aad ku xiriirin ...
31/08/2022

Macamiisheena sharafta badan waxan idin keenay sacadihii laga bada dhacay Ee smart watch ahaa, kuwaasoo aad ku xiriirin karayso mobaylkaaga adiga oo ka isticmalaya sacadaada, sidoo kalana aad ku cabiri karayso garaaca wadnahaaga.....
Ee macmiil yaan lagaa hor dhamaysan tiradu aad ayay u kooban tahay....

Ha mogaan hana ka maqnaan:-
https://www.facebook.com/baarakshopping..

Waxaan ogaysinayaa macamiishayda sharafta badan in ay goor dhow ina soo gaari doonan saacadihii laga dabada dhacay ee la...
29/08/2022

Waxaan ogaysinayaa macamiishayda sharafta badan in ay goor dhow ina soo gaari doonan saacadihii laga dabada dhacay ee lagu ogaanayay garaaca wadnaha.
Hamoganin Hana ka dheeranin...
https://www.facebook.com/baarakshopping..

Ku soo dhawoow badeeco cusub oo tayo leh/ manta waxaan idin keenay kaboyaashii laga daba dhacay ee sanadkaan hada ka dal...
20/05/2022

Ku soo dhawoow badeeco cusub oo tayo leh/ manta waxaan idin keenay kaboyaashii laga daba dhacay ee sanadkaan

hada ka dalbo page-ka gudihiisa ama nagala soo xiriir whatsappka ........mahadsanid............

04/05/2021

 .
02/05/2021

.

Shirkada Baarak Shopping waxay idiin kugu tala gashay qiimo dhimis bisha barakeysan owgeed ka faaiidysi wacan.
30/04/2021

Shirkada Baarak Shopping waxay idiin kugu tala gashay qiimo dhimis bisha barakeysan owgeed ka faaiidysi wacan.

Goor dhow filo websitekeena oo ah mareeg aad ka heli karto Boqolaal Badeecoyin kala duwan oo qiima jaban. www.baarakshop...
30/04/2021

Goor dhow filo websitekeena oo ah mareeg aad ka heli karto Boqolaal Badeecoyin kala duwan oo qiima jaban. www.baarakshopping.com

Kusoo dhowaada badeeco qurux iyo tayoba leh nooc walba leh aadna ujaban kuna qanci doontid insha allh ha moogaan BAARAK ...
30/04/2021

Kusoo dhowaada badeeco qurux iyo tayoba leh nooc walba leh aadna ujaban kuna qanci doontid insha allh ha moogaan BAARAK SHOPPING ONLINE.

Address

Gaalkacyo
MU90252

Telephone

+252907431305

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baarak Shopping Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baarak Shopping Online:

Shortcuts

Share