Garabka reer Qaza - معا غزة

Garabka reer Qaza - معا غزة madasha soomaaliyeed ee arrimaha reer Falasdiin, gaar ahaan Qaza, tabar iyo taageeraba, walaaleheen marnaba ma illaawi karno

best hospital in Mudug PL Somalia
08/12/2024

best hospital in Mudug PL Somalia

Mucaaradka Suuriya ayaa si dhammeystiran ula wareegay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya , iyagoo qabsaday garoonk...
08/12/2024

Mucaaradka Suuriya ayaa si dhammeystiran ula wareegay magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya , iyagoo qabsaday garoonka diyaaradaha iyo xarumaha dawladda, tani waa inuu dhacay xukunkii reer Assad .

Maanta muslimku guul wayn ayuu eebbe hantisiiyay, ee ilaahay ha uxafido kamana yeelo kuwo ku qooqa.

Xigasho: Iman Jama Network

انا لله وانا اليه راجعون. Waa jumcee aan walaalehen uducayno😭Ilaahayoow ugargaar oo daalimiinta kaqabo
24/10/2024

انا لله وانا اليه راجعون.
Waa jumcee aan walaalehen uducayno😭
Ilaahayoow ugargaar oo daalimiinta kaqabo

Israa’iil waxay u muuqata inay doonayso dhaawaca Falastiiniyiinta inay ku disho isbitaallada, kaddib markii waxyar ka hor ay diyaaradaha Israa’iil si toos ah u gantaallo ugu dhufteen isbitaalka kaliya ee ka shaqeynaya waqooyiga Qasa ee Kamaal Adwan.

Walaal si niyad gacmaha Eebbe ugu taag, Nabiga SCW ku salli oo salaadaha kadib uducee walaalaha reer qaza gaar ahaan wuq...
22/10/2024

Walaal si niyad gacmaha Eebbe ugu taag, Nabiga SCW ku salli oo salaadaha kadib uducee walaalaha reer qaza gaar ahaan wuqooyiga oo aw ku socdo gumaad, isir-sifayn iyo gumaysi aan la sifayn karaynin!.

Soo qor hal duco, ilaahay dhibka haka dulqaado, cadawga YH hajabiyo🤲🤲🤲

Waxaa gabi ahaanba shaqadii duulimadyada joojiyay garoonka diyaaradaha Talaabib ee Bin Goriyon, waxaana ciidanku ku dhaw...
22/10/2024

Waxaa gabi ahaanba shaqadii duulimadyada joojiyay garoonka diyaaradaha Talaabib ee Bin Goriyon, waxaana ciidanku ku dhawaaqeen xaalad dag-dag ah

عاجل | وسائل إعلام إسرائيلية: وقف حركة الطيران بالكامل في مطار بن غوريون والجيش يعلن إجراءات طوارئ في منطقة تل أبيب

Codka qarax wayn ayaa kaga maqlay dhul ladagnyahay ee bariga Talabib.
22/10/2024

Codka qarax wayn ayaa kaga maqlay dhul ladagnyahay ee bariga Talabib.

20/10/2024

Afhayeenka ciidanka Israa’iil,Daniel Hagari ayaa ku dhawaaqay inay caawa Israa’iil weerarri doonto bankiyada iyo xarumaha maaliyadda ee xiriirka la leh ururka Xisbullah ee gudaha dalka Lubnaan.

Fiiro gaar ah;

Mid ka mid ah bankiyada ay beegsan karto Israa’iil, waxaa ka mid ah noqon kara xarumaha bankiga Al-Qard Al-Hassan, sababtoo ah waxaan arkay in Mareykanka iyo dalalka galbeedka ay bankigan cunaqabateyn saareen, marka farriintayda waa ka fogow haddii aad Soomaali tahay dhismayaasha bankigan oo lagu garaaci karo bambooyinka Israa’iil, xilli oo ay adeegsan karto bambooyin culus , si ay dhulka hoose u qarxiyaan iyagoo filan kara xarumo Xisbullah ay leedahay inay ku hoos yaalaan.

Warkii ugu farxad badnaa: waxaa lagu dilay dagaalka Qaza hogaankii guutada 401 ee Cadawga IsrL ee gumaadka kuhaya Qaza, ...
20/10/2024

Warkii ugu farxad badnaa: waxaa lagu dilay dagaalka Qaza hogaankii guutada 401 ee Cadawga IsrL ee gumaadka kuhaya Qaza, sidookale tira kale ayaa dhaawacyo culus soo gaareen.

WAR CUSUB: Xisbullaah ayaa duqaymo kagaysatay wuqooyiga IsRL, magaalada Xayfa.
20/10/2024

WAR CUSUB: Xisbullaah ayaa duqaymo kagaysatay wuqooyiga IsRL, magaalada Xayfa.

20/10/2024

Hadiyad loo hibeeyay Shahiid Sh. Yaxya Sinwar

Address

Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252907706131

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garabka reer Qaza - معا غزة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garabka reer Qaza - معا غزة:

Shortcuts

Share