Dhambaal media production

Dhambaal media production dhambaaliyo sheekooyi
warbixino kala duwan ganac
iyo xaal waran

21/10/2024

Y

29/05/2023
04/02/2023

Ku duceyso

04/02/2023

This is really

20/07/2022

Jawi kale

13/07/2022

Say walaahi ma dhabbaa saan

A1Waa caashaq digaago Cimrigiisi dhaafo Qarniyaal cabeysnaaCudur mooye kaliyee Shifo looga caal waa Camal weeye aafoo Wa...
13/07/2022

A1
Waa caashaq digaago
Cimrigiisi dhaafo
Qarniyaal cabeysnaa
Cudur mooye kaliyee
Shifo looga caal waa

Camal weeye aafoo
Waa cees la anoo
Waligii ma curanoo
Ciil mooye kaliyee
Farxad looga caal waa

A1____dhx____A2

Balantii cudooneyd
Wanagii carbuunaa
Cishqigeynu koriniyo
Aboowoow ciseyntii
Aawey camal samaantii

A2
Dhirta kii aan curanine
Calaamaha aan saarine
Ubax curaba aan dhalin
In la cirib tiraa iba
Waa camal amaan mudan

Waa gob caadadeedoo
Ka dalacey canaadkii
Buug calaacal waan xirey
Cusboonaatey nolashuye
Caan baxaye seetahey

Dhextaal

Balantii cudooneyd
Wanagii carbuunaa
Cishqigeynu koriniyo
Aboowoow ciseyntii
Aawey camal samaantii

By x moha

12/07/2022

Any thing

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhambaal media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share