Libaax sankataabte

Libaax sankataabte ka daawo muuqaalo xiiso leh Political analyses and intertainment

Nin baa laga sheegay:-“ HEBEL WAA GABOOBAYE MA WAYNAAN”Hassan sheikh caqligiisu k**a wayna kursiga.Dawladnimada Somalia ...
05/06/2026

Nin baa laga sheegay:-

“ HEBEL WAA GABOOBAYE MA WAYNAAN”

Hassan sheikh caqligiisu k**a wayna kursiga.

Dawladnimada Somalia oo awalba sida ay u shaqaynayso lala il darnaa, hadda waxay maraysaa, inay xasan gacantiisa ku dunto.

Umadda soomaaliyeed waxaa la gudboon in xasan meel looga soo wada jeesto lagana badbaadiyo dawladnimadii caddaalad xumada la il darnayd.

05/06/2026

XASAN SHIIKH RAFASHADII UGU DANBAYSAY BUU KU JIRAAN HAD BA MEEL ISBAARO HA U DHIGTO MADAXADA.WAALI

05/06/2026

ISCASILAAD GUDOOMIYIHII MAXKAMADA DARAJADA KOWAAD CIIDAMADA QALABKA SIDA

05/06/2026

XILDHIBAAN JEESOW OO HADA GURIGIISI LAKALA BAXAY

Dowladnimadii aan Sugaynay midan Bey dhashey in Labadii Nin Ee ugu sareeyay ciidamada Qalabka Sida Wado Lagu cesho Iyago...
05/06/2026

Dowladnimadii aan Sugaynay midan Bey dhashey in Labadii Nin Ee ugu sareeyay ciidamada Qalabka Sida Wado Lagu cesho Iyago Amarkooda aan Laqaadanayn Lana Baryaayo Cida Xiratay Wadada, Cajiib.!

Iimaamkii Mudulood wuxuu maray wadadii Ugaaska Murusade !! Kolonyadda Shariifka ayuu kursiga h**e ka fadhiyaa ?
05/06/2026

Iimaamkii Mudulood wuxuu maray wadadii Ugaaska Murusade !! Kolonyadda Shariifka ayuu kursiga h**e ka fadhiyaa ?

05/06/2026

MAHAD SALAAD LABA NIN BUU BAHDILAYA OO HARTI ABGAALA COL.SHUUTE IYO GEN.IBRAAHIN TALIYAHA CIIDANKA XOOGA DALKA OO SHARIIFKA WADAY

Beesha Caalamka oo si adag uga soo horjeesatay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, War-Saxaafadeed kasoo baxay Qaramadda Mi...
28/03/2026

Beesha Caalamka oo si adag uga soo horjeesatay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed, War-Saxaafadeed kasoo baxay Qaramadda Middoobay Xafiiskeeda Soomaaliya ayaa hoosta ka xariiqay in khilaafka lagu dhameeyo wada-xaajood

"Waxaan ka walaacsanahay saameynta ay xiisadaha sii kordhaya ku yeelan karaan xasilloonida, amniga, midnimada iyo xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya. Waxaan ku baaqaynaa in la isugu yimaado wadahadal miro-dhal ah, lagana fogaado tallaabo kasta oo keeni karta iska horimaad hubaysan".

War DEG DEG taliyihii ciidanka gorgor ee Buurhakabo ku sugnaa oo diiday in uu ciidanka dagaal galiyo iyo Xabsi la dhigay...
28/03/2026

War DEG DEG taliyihii ciidanka gorgor ee Buurhakabo ku sugnaa oo diiday in uu ciidanka dagaal galiyo iyo Xabsi la dhigay asaga iyo labbo sargaal oo kale.

Saahid Jareere oo ahaa taliyihii gorgor ee loo xilsaaray dagaalka Baydhabo ayaa diiday galista dagaalka kadib waxaa ku raacay labbo sargaal oo kale, saahid Jareer ayaa kasoo jeedo deeganka Caabudwaaq.

Warkaan mar dhow mucaaradka dowladda Xassan markuu gaaro war ayay kasoo saari doonan.

28/03/2026

KOONFUR GALBEED DOORASHDEDA IYADAA U MADAX BANAAN DALKU WAA FEDERAAL # #

Address

Garoowe
144

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Libaax sankataabte posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Libaax sankataabte:

Shortcuts

Share