16/04/2021
Vitamin C cream waa cream wajiga ah wuxu galiyaa wajiga dufan hadii wajigagu yahay qalayl ama ay ku dhibto sabunta wajiga
Siyaabaha aad u isticmaalayso
1. Waxaad nadiifinaysa wajigaga kadibna ku qalaji mara shukuman nadiifa ama mara shiida
2. Mari creamka vitamin C adoo ku massage garaynaya wajiga sida wajiga massage loogu sameeyana waan idin soo duubaya insha allah
3. U daa 15 ama 20minut kadib isaga mayr biya macaan waxaad ku qalajinaysa markasta wajigaga mara ama shukumaan nadiifa
Haku xoqin wajiga marada ama shukumaanka aad ku qalajinayso
Qofkii u baahan haygala soo xiriro ladan online market numberka kor saaran mahadsanidiin.