10/09/2022
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Ma tahay arday dhigta dugsiga Sare ama Ka Hoose?
Haday Jawaabtaadu tahay haa
Maktabadda AKHRISO ONLINE BOOK'S Waxay Kuu soo kordhisay Qaab Aad uga Faa,iideysan karto Buugta Fasaladda aad dhaaftey/ Ka gudubtay iyada Oo aad maktabada Keenayso Ka dibna Laguu iibinayo buugtadi micne s***n ahaan/celis ahaana
Sidoo kale hadii Aad doonayso buugagta Kala duwan Ee Scholada Sare iyo Hoose in aad Ku Hesho Qiimo Hoose Oo jaban iyaga Oo Sikin/celis ah Waxa Kuu Diyaara AKHRISO ONLINE BOOK'S
LOCATION kasoo horjeedka Liipaan hotel agagaarka zeroga dawlada Hoose
Tell 0636245195/0633330657