26/10/2019
Hooyo wa iftiinka Nolosha
Hooyo wa qofka dunida uqalisan majiro ruux xurmo iyo karamo ka badan
Allah subaxanahuu watacala aya qurankisa kushegay
Ina aytahay hoyo qofka ugu karamada badana
Hadana wa ruux kaliya ee an la gudikarin abaalkisa Hadi waxa dunida yala loga dhigo hadyad
Ma qiyaasi karta rafadka aykula so martay
Runtii Maya ma qiyasi kartid mana sawiran kartid lkin waxan isku dayaya inan kuyar darensiyo xanunka ay kula martay mid an is dhihi karo wu la midyahay
Kawaran Hadi laga jajabiyo 206 lafood. Ee jidhka
Kawran xanunka ad darento mar ad darentid qalpi jab iyo in ad weydo wax Nolosha kugu qaliya
Hadaba ma ogtahay marka ay foolaneyso xanunka haya in uu lamidyahay ado la jajabinyo lafaha jidhkaga
Ma ogtahay xanunka aydarento marka ay ku gudeyso bahiyahaya iyado aney iyadu udaneyneyn nafteda lkin ay jeceshey Kuna istarexdo dholacadeyntada iyoinanad daremin murugo
Walalo ma ogtahay iyado taasi jirto
In aaney damqeyn dhalinyarada hada jirta ilinta iyo edaadka hoyadood
Bal an fiirino
Sida hooyada ku xaal ogtahay ma kuu ogyahay aabaha??
Mya runtii qof ka kaliya dhip iyo dheef kula Marta wa hooyo
Farxada iyo daryeelka jidhkeeda ayey ka hor Marisa dhaqaleynta iyo daryeelida naftada
Haben walpa waxay ka fikirta horumarkaga
Waxay kujifsata iyado murugeysa iyado dihaal ka muuqdo lakin qof u og majiro
Hoyada waxay cadceeda ufadhidaa wa adiga waxay canaha iyo muska ama agabka yaryar u gadeysa wa rajo iyo hiigsi ama Hami ay adiga ka ledahay. Lagyaba inanay adiga hoyada aheyn muusley iyo canaley toona lkin hooyo walpa wa hooyo
Hadad laheyn damir udamqada ruux dhipateysan walipa hooya
Matihid ruux naxaris leh
Hooyo hala ogaado
Mnta hadad garanneyn bari ayad ka qomameyn
Macasalama
Samir yeelo
Iyo dulqaad ad ku aqrido qoraalka lagayaba in ad wax ka faaido
Mahadsanid ❤️