29/10/2024
Ku; gidoomiyaha xisbiga kulmiye
Ku:gudoomiye xigeenka xisbiga kulmiye
Ku : xoghaya guud ee xisbiga kulmiye
Ogaysiin howshii xisbiga oo fadhiid ah
IN Howl wadeenada xisbiga kulmiye ee magalada hargaysa gaar ahaan xaafada axmed dhagax oo xafiisyadii xisbiga kala qaybiyay iyo xafiisyo loo diiday dhamaan wixii xafiis lahaa ujeedada ka danbaysa ma garanayno waxaanu kala hadalay gudiga heer gobol iyo heer degmo hadaba waxaan la socodsiinaynaa gudoomiyaha xisbiga kuxigeenka xisbiga inay ogaadaan t***n