Udugmills Online Market

Udugmills Online Market Kula kulma udgoonka iyo cadarka ugu fiican
gayiga Udugmills online market. Online ku dalbo manta

Udugmills waa shirkad caraf udgoon oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, waa shirkad qoys. Udugmills oo ku xididaysan hidaha hodanka ah ee Somalida, waxa ay isku daraysaa heer sare oo dhab ah iyo casriyeyn si ay u soo saarto udgoon habaysan oo ay dhiiri galiyaan bari iyo galbeedba. In kasta oo uu dabkii weynaa ee ka kacay suuqa Waaheen oo baabi’iyay meheraddeennii, haddana waxa aanu ku adkaysann

ay ganacsigii qoyska oo muddo afar fac ah soo taagnaa. Ballanqaadkayaga hagar la'aanta ah ee macaamiisheena ayaa ah mid go'aan leh, anagoo rajaynayna inaan keeno udgoonka gaarka ah iyo alaabta daryeelka Jidhka.

19/03/2025

Cadarada laga Dabo dhacay ka hel qimo jaban

16/04/2024

Ku soo dhawada meherad UDUG MILLS
Uduga iyo unsiyada

16/04/2024
Waa caraftii gurigagCarfi gurigag
16/04/2024

Waa caraftii gurigag
Carfi gurigag

24/06/2023
13/06/2023

See Instagram 'Ciid wanagsan' highlights from UDUG mills (.mills)

Address

Lane 5 Omar Bin Al Khattab Road
Hargeisa
90602

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Udugmills Online Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Udugmills Online Market:

Shortcuts

Share

Category