Kulanka Buugta

Kulanka Buugta Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulanka Buugta, Book shop, cali mataan, Hargeisa.

Yoolkayagu waa inaanu bulshada Soomaalida ah siiba dhalinyarada ka hagab tirrno inay helaan buug ay akhriskooda iyo aqoontoodaba ku kobciyaan, annaga oo ugu keenayna marba halkii ay joogaan iyo qiimaha ugu macquulsan. Bookstore definition of nothing more than display, retail point of sale of published material, in addition to sale of specific commodities, no different from other sales channels.

25/07/2026

•السيرة
•Guuleystuhu waa qofka uu Commentigiisu helo Reactionka ugu badan.
•24 Saacadood
•FOLLOW
•SHARE

Yoolkayagu waa inaanu bulshada Soomaalida ah siiba dhalinyarada ka hagab tirrno inay helaan buug ay akhriskooda iyo aqoontoodaba ku kobciyaan, annaga oo ugu keenayna marba halkii ay joogaan iyo qiimaha ugu macquulsan.

Maktabada Kulanka Buugta  Waxay sanadkan ka qayb galaysaa Mu'tamarki 4aad ee Ibnu khalduun ee ka dhacaya Maansoor hotel ...
21/07/2026

Maktabada Kulanka Buugta Waxay sanadkan ka qayb galaysaa Mu'tamarki 4aad ee Ibnu khalduun ee ka dhacaya Maansoor hotel Hargaysa.

Nagu soo booqo oo naga hel buug tayo leh.

Waxaa maanta si toosa uga bilaabmay Bandhigga buugaagta ee Burco Book fair  Kaasi oo soconaya 2 maalmood. Macamisha ku s...
16/07/2026

Waxaa maanta si toosa uga bilaabmay Bandhigga buugaagta ee Burco Book fair Kaasi oo soconaya 2 maalmood.

Macamisha ku sugan magaalada burco waxaan leenahay ka faaidaysta buugta jaban ee aan idiin keenay.

Address

Cali Mataan
Hargeisa
HYG

Telephone

+252634834266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulanka Buugta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kulanka Buugta:

Shortcuts

Share

Category