Xogta Dunida TV

Xogta Dunida TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogta Dunida TV, Movie & Music Store, Boqorada@gmail. com, Hargeisa.

15/03/2024

Alxamdulilaah Waa Helnay Gabadhi Dhamaan Intii Nagala Qayb Qaatay Waa mahadsantihiin

07/02/2024

Abwaankii AS Ku Biiray Oo Soo Bandhigay Arin Yaab Leh..

Sargaalkii Qaranka Ka Shahiiday( 20,1,2023 maanta oo kale AUN Gashaanle xassan tuure TAARIIKH YAR o (?KOOBAN) oo kusabsa...
20/01/2024

Sargaalkii Qaranka Ka Shahiiday

( 20,1,2023 maanta oo kale AUN Gashaanle xassan tuure TAARIIKH YAR o (?KOOBAN) oo kusabsan AUN Xasan maxamed cisman(xasan tuure)
Waxow ku dhashtay bariga degmada maxaas
Sanadkii 1993 xasan waxoow kusoo barbaaray wax-barashada dugsigiisa Qur'anka kareemka ilaa dugsi hoose iyo dugsiga dhexe waaxow ku qaatay isla degmada maxaas.
Intaa kadib xasan tuure waxow usoo wareegay degmada beledweyne Asigoo siiwatay wax-barashadiisa dugsiga sare xasan waxow dhameystay dugsiga sare ee Beled weyne Primary and Secondry School Sanadkii 2011-2012.

Intaa kadib AUN xasan tuure waxow ku biiray Cidamada Xooga Dalka Somlia sanadkii 2012
Xasan waxow kamid ahaa dadkii lagu aas-aasay Ciidamada Kumandooska Danab.
Xasan waxow kamid noqday dhalinyaro si qaas ah tababar Mareeykanka ugu xusheen
Tababarkii kadib Xasan tuure waxa loo magacaabay
2014 Taliyahay gaariidka ee ciidamada kumandooska Danab.

Xasan tuure waxa xilka laga qaaday 2017 kadib waxoow kulyada u aaday wadanka Turkey isla sanadkaa Asigoo soo bartay kulyada Hoowl-galinta iyo Hogaaminta Ciidamada.
AUN xasan tuure waxoow wadanka dib ugu soo labtay 2020
Isla 2020 waxa loo magacaabay Taliyaha Ururka 7aad ee guutada 16aad Kumandooska Danab
Kadib xasan tuure 2022 January waxa loo magacabaay Taliye Kuxigeenka iyo Amaanduulaha guud ee 16aad Kumandooska Danab. AUN Xasan Maxamed Cisman(xasan tuure) waxoow hurmuud iyo hogaan u ahaay halganka dalka looga xureeynaa nabadiidka Ururka Al-shabab
AUN xasan tuure dalka iyo dadka waxoow uga tagay dhaxal ku dayasha dumadan dhamanteen, qalbiyadeeyna, damiirkeena, dadnimadeena ayaa ku dhax-nooshahay kuma hilmaami-doono wllkeeyoow/sxbkeeyoow garabkeeygiiyoow
Eebbow gurigiisa guri janno ka yeelo.

20/01/2024

Somaaliya Oo Ciidankeeda Udiraysa Itoobiya&MD Xasan Shiikh oo Ceebeyey Abiy Axmed&Muuse Biixi.

19/01/2024

DEG DEG: Somaliland oo Itoobiya Dekada Saylac ku Wareejinaysa.

18/01/2024

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka itoobiya Oo Gaaray Hargaysa

Address

Boqorada@gmail. Com
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogta Dunida TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share