30/08/2026
π OGAYSIIS β OGAYSIIS π
π Xarunta Markaska al Huda Islamic Online
Waxaan ku wargelinaynaa dhammaan bahda jecel waxbarashada in Markaska Al Huda idiin diyaarisay Barashada quraanka iyo culuumta shareecada iyada oo lakugu dhigayo hab Online ah adigo gurigaaga iyo goobtaada shaqo jooga
π Wakhti kasta oo aad u baahan tahay
π Casharro tayo sare leh iyo macallimiin khibrad leh
π Noocyada waxbarashada ee xaruntu bixiso:
1οΈβ£ Quraanka
2οΈβ£ Higaada
3. Carabi
4. ducada
5. siirada Nabiga scw
Nagala soo xidhiidh
π WhatsApp +252 63 4842520