Beri Samaad

Beri Samaad Madadaalo

Madaxwayne dacada alleh hakugu asturo xilka.aad umadada u hayso
10/08/2025

Madaxwayne dacada alleh hakugu asturo xilka.aad umadada u hayso

27/07/2025

Maxaa ku jiraad isledahay haysku dawan waa sixire 😆 😂

Musharaxa golaha wakilada hassan galaydh haloo camiro sanadka waa nin degaanku u baahnaye
26/07/2025

Musharaxa golaha wakilada hassan galaydh haloo camiro sanadka waa nin degaanku u baahnaye

Buuga xirsi cali x hasan halaga qayb galo Caawa oo qofkiba 2laba buug ugu yaraan hasoo iibsado
18/07/2025

Buuga xirsi cali x hasan halaga qayb galo
Caawa oo qofkiba 2laba buug ugu yaraan hasoo iibsado

18/07/2025

Wankaa yar anagaa lahayn wuu waashay
Oo abihii ayuu marmar xiniinyaa ka jaqaa 😆 😂

Maamulaha jamacada the unit university Wuu u hagar baxay jamhurada somaliland kugu maaley. He is a knowledgeable man.
01/06/2025

Maamulaha jamacada the unit university
Wuu u hagar baxay jamhurada somaliland kugu maaley. He is a knowledgeable man.

01/06/2025

Aduun waxay joogna cartoon inoo heesayo binu adan loo ekaysiyay🤣

Hooyo ayaa la weydiiyey yaad  u jeceshahay caruurtaada, waxay tidhi:-  kan xanuunsanaaya  ilaa uu caafimaadayo, kan maqa...
18/10/2022

Hooyo ayaa la weydiiyey yaad u jeceshahay caruurtaada, waxay tidhi:- kan xanuunsanaaya ilaa uu caafimaadayo, kan maqan ilaa uu imanayo, kan yar ilaa uu weynaanaayo.!,

dhamaantood ilaa aan dhimanayo, wan jeclahay ayey ku jawabtay 🥰❤️.
Dhamaan hooyooyinkeena Alle Abaalkooda Janno Ha ka dhigo. Aamiin yaa Allah.

Habar gidirey goorma ilbaxaysaan oo sabuuntan aad bada u qadanaysaan iska daynaysaan🤣🤣
10/10/2022

Habar gidirey goorma ilbaxaysaan oo sabuuntan aad bada u qadanaysaan iska daynaysaan🤣🤣

02/10/2022

Hodanow dhulkaygow kii hanaan wacnayow👏💔

Address

Hargaysa
Hargeisa
4455

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beri Samaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beri Samaad:

Share

Category