16/07/2026
📚 Barnaamij-aqooneedka Akhriska
One Month One Book
Iyo
📖 Dhiganaha Tashiil
Furaha Aqoonta Maaliyadda
Julay 2026
✨ Hordhac:
Akhrisku waa furaha ugu weyn ee lagu kobciyo aqoonta, fikirka, iyo fahamka nolosha. Barnaamijkan One Month One Book waxa uu dhiirrigelinayaa in bil kasta la akhriyo hal buug oo kor u qaadaya garaadka iyo wacyiga bulshada, gaar ahaan dhallinyarada iyo ardayda.
Bisha May 2026, waxa aynu diiradda saaraynaa dhiganaha Tashiil, oo ah buug ka hadlaya muhiimadda maaliyadda, kaydka, maamulka lacagta, iyo sidii qofku u dhisan lahaa mustaqbal dhaqaale oo wanaagsan. Buuggani waxa uu akhristaha siinayaa faham qoto dheer oo ku saabsan dhaqaalaha shakhsiga ah iyo hababka ugu habboon ee loo maareeyo khayraadka qofka.
Barnaamijkani waxa uu sidoo kale kobcinayaa dhaqanka akhriska, falanqaynta buugaagta, iyo is-dhaafsiga fikradaha aqooneed, si loo abuuro bulsho aqoon iyo hal-abuur ku dhisan. 📚
ONE MONTH, ONE BOOK
Coach Farxaan Axmed fff🎤
IQRA BOOKS