24/08/2022
Asalaam calaykum macmiil halkan waxaad ka helikartaa khudradii oo dhamays Tiran iyo fruits kii oo dhamays Tiran iyo digaagii iyo kaluunkii
Waxaa laguugu shaqaynayaa online qiimuhu WAA qiimihii xibigu wax ku iibiyo jumlad iyo tafaariiqba sidookale waxaa laguugu adeegayaa adoo gugaaga jooga si free delivery hadaba macmiil hadad waqti ku bixinjirtay inaad suuqa kasoo adeegato adoo kabaxay caruurtadii kharashna kabaxay kaliya nasoo dalbo adoo gurigaaga jooga ama goobtaada shaqo wa.me/252634448285