02/05/2022
Alle haw naxariistee Najma Cabdilaahi oo kamid ahayd shaqaalaha wasaarada beeraha ee Somaliland Ayaa goordhaweyd u geeriyootay rasaas uu ku furay nin la sheegay inuu ciidanka ka tirsanaa meel aan ka fogeyn agagaarka maxkamadaha ee magaalada Hargeysa.
Wararku waxay intaa ku darayaan in laamaha ammanku markiiba qabteen eedeysanaha ,yagoo haddana gacanta ku haya sababta dilka dhalisay.
Waxaana meydka marxuumadda la keenay cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa.
c
Xigasho maxamed aadam fifa.