Bilis Organic Brand

Bilis Organic Brand African Whipped Body butter and plant oils

Shirkadda shayada dabiiciga caanka ku ah ee Bilis Organic Brand waxa ay ummadda reer Somaliland iyo madaxdooda ba ugu ha...
17/05/2024

Shirkadda shayada dabiiciga caanka ku ah ee Bilis Organic Brand waxa ay ummadda reer Somaliland iyo madaxdooda ba ugu hambalyaynaysaa munaasibadda ka soo wareegtay maalintii goonni-isu-taaggooda ee 18 ka May.

Waxa aanu qiimo-dhimis weyn idiinku samaynay saliiddii timaha ee Romemary Hair Oil oo ah saliidaha aanu samaynno kuwa ug...
13/05/2024

Waxa aanu qiimo-dhimis weyn idiinku samaynay saliiddii timaha ee Romemary Hair Oil oo ah saliidaha aanu samaynno kuwa ugu dalabka badan.
Ka faaidayso munaasibadda 18 ka May, oo ku hel qiimo dhaaf 50% ah inta u dhaxaysa 13 ka May ilaa 19 ka May

09/05/2024

Waxa markale inoo imi saliidii Rosemary ga macaamiishii ay ka dhammaatay waatan mar kale soo dhawaada.

634016377 nagala soo xidhiidha

Ciid wanaagsan dhammaan ummada soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan shirkada Bilis Organic Brand waxa ay iddinku hamb...
09/04/2024

Ciid wanaagsan dhammaan ummada soomaaliyeed meel walba oo aad joogtaan shirkada Bilis Organic Brand waxa ay iddinku hambalyaynaysaa munaasibada ciidal fidriga.

Ramadaan wanaagsan ummada Muslim ka ah gaar ahaan dadka soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan Shirkada Bilis Organic B...
10/03/2024

Ramadaan wanaagsan ummada Muslim ka ah gaar ahaan dadka soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan Shirkada Bilis Organic Brand waxa ay iddinku hambalyaynaysaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan.

Shirkadda Bilis Organic Brand  waxa ay hambalyo u diraysaa guud ahaan haween waynaha aduunka gaar ahaan dumarka soomaali...
08/03/2024

Shirkadda Bilis Organic Brand waxa ay hambalyo u diraysaa guud ahaan haween waynaha aduunka gaar ahaan dumarka soomaalida maalinta caalamigaa ee 8 March.

"Dumarnimadu maaha dabar ee waa fursad. jeclow naftaada qoyskaaga iyo qaraabadaadaba" .

03/03/2024

We can't wait 🙌 good news is coming

Runtii ma sugi karno warka farxada leh iyo Allaab tayo leh,oo inoo soo socda iyo qiimo macquul ah.

Soo dhawaada dhammaan macaamiisha cusub

Shea butter cocoa butter hair oils

#634016377/654016377

12/02/2024

Shea butter with cocoa butter coconut oil almoda oil levander vitamin E oil. Fragrance with vanilla. Masha Allah

Dhammaan waa organic 😍 only 12dollar

634016377/63 4016377.

Hadda dalbto: Burcad Ethiopian Saafi ah iyo xaddiyo kala duwan oo uu u hooseeyo qiimaha $2.La xidhiidh Bilis Organic Bra...
10/02/2024

Hadda dalbto: Burcad Ethiopian Saafi ah iyo xaddiyo kala duwan oo uu u hooseeyo qiimaha $2.

La xidhiidh Bilis Organic Brand Telephones; 0634016377 amma 0654016377.

Hadda dalbo. Saliidaha timaha: Rosemary, Clove, Castor iyo Red Onion oo Organic (Toos dhirta looga tuujiyay ) dabiici ah...
04/02/2024

Hadda dalbo.
Saliidaha timaha: Rosemary, Clove, Castor iyo Red Onion oo Organic (Toos dhirta looga tuujiyay ) dabiici ah. Rag iyo dumar ba waa loogu talo galay.
Wac telefoonnada shirkadda Bilis Organic Brand.
+252 63 4016377 amma +252 65 4016377.

It is super hydrating. ...It doesn't make your skin greasy. ...It reduces signs of ageing. ...It gives you plump skin. ....
04/02/2024

It is super hydrating. ...
It doesn't make your skin greasy. ...
It reduces signs of ageing. ...
It gives you plump skin. ...
It has an anti-inflammatory effect on the skin. ...
Shea body butter does not trigger any skin allergies. ...
It helps you fight skin infections.

More and more benefits.

Shea butter with, coconut oil almoda oil levander and fragrance with vanilla.

12 dollar only.

Address

Hargeisa

Telephone

+252654016377

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilis Organic Brand posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category