19/06/2021
Asc macmiil, ku soo dhawoow dalab kan cusub iyo saliidan loo yaqaan coconut oil ama saliid qumbe
.
: Coconut Oil ama saliid qumbe ama jowzil hindi (700ml)
: $10
:0634418034
:Hargeisa
Saliid Qumbe ama ( Coconut Oil) iyo faa’iidadeeda u leedahy timaha
1) Waxay qurxisaa timaha
2) Waxay soo celisaa caafimaadka timaha xitaa haddii aad kimikal ama chemical marisay .
3) laakiin waa haddii aad u joogtayso.
4) Waxay kaa joogisaa daadashada.
5) Waxay biisa toxobta
6) Waxay jilcisaa timaha
Sidee loo istimaalaa:
A) Daadashada side u joogisaa
1) Timaha si fiican u maydh , qalaji timaha
2) Deedna saliida in kugu filan mari timaha adigoo ku yar duugaaya.
3) Weekii 1-2 mar sidan samee man ka maydhaysid
B) Caafimaadka timaha side u soo celisaa:
1) 3 magacadood oo saliidan ah soo qaad yar diiri, ku dar malab waxoogaaya.
2) Tintoo yar qoyan mari
3) 20-30 daqiiqo u daa
4) Ku maydh biyo fardiirisa iyo shampooga aad isticmaashid
5) Sidan samee 1-2 weekii.
C) Toxobta side u biisaa:
1) 3-4 malqacadood oo saliidan ah soo qaad ku dar 1-2 malqacadood oo liin dhanaana biyaheeda ah.
2) Ku duug madaxa ilaa guntiisa
3) Ku xidh bacda madaxa.
4) Ku maydh shampooga aad isticmaashid.
5) Sidan samee 2-3 mar weekii.