BIN YAHYA بن يحيى

BIN YAHYA بن يحيى ku soo dhawaw
Binyahya online shopping
fudaydiyahaaga dhamaan baahiyaadkaaga suuq

Fadlan macamiil wan idin kenay biyihii barakaysnaa ee ZAMZAMka h**e uso dalbo WtsApp +252634724487.
24/07/2019

Fadlan macamiil wan idin kenay biyihii barakaysnaa ee ZAMZAMka h**e uso dalbo
WtsApp +252634724487.

22/07/2019

Waxa bari ino imanaya insha allah biyihii aad wada sugayseen ZAMZAM kii barakaysna.
Fadlan sii dalbo intan laga dhamayn
WatsApp +252634724487.

Bushaaro.! Bushaaro.! Bushaaro.!Macmiil kuso dhawaw suqa BIN YAHYA qaybta uduga. Ku adego fadhiga online.🥰Macmiil waxan ...
08/07/2019

Bushaaro.! Bushaaro.! Bushaaro.!
Macmiil kuso dhawaw suqa BIN YAHYA qaybta uduga. Ku adego fadhiga online.
🥰Macmiil waxan ku haynaa barafuuno/cadaro noca shushubka ah 500 Grams Qimaha $60.
😊macmiil sidokale waxad naga heli kartaa qayb tafaariiqa oo lagu shushubaayo quraradaha yaryar sadexdooda noocba. Yaryar $1.5
Nooca dhexe $2.5 Nooca wawayn $3.5
😍sidokale waxan kuhayna quraradihi lagu shubayay bafaruunada/cadarada oo madhan.
🤳👨‍💻Macmiil waxad dalban kartaa barafuunka/cadarka aad ubahato fadlan kaliya noogu soodir sawirkiisa wtsAppka. Malmo kooban ayaa lagugu keenayaa.
📞☎️063-4724487||063-4858733||065-9954877.
◇■WtsAppka +252634724487

Macmiil waxan kugu busharaynayna in aan kuu keni doono cadar(barafuun) kasta ood ubahato noca shushubka ah fadlan nosodi...
26/06/2019

Macmiil waxan kugu busharaynayna in aan kuu keni doono cadar(barafuun) kasta ood ubahato noca shushubka ah fadlan nosodir magaca iyo sawirka midka aad ka heshay udugiisa malmo kooban ayan kugu kenaynaa.
Wtsapp +252634724487.

Cadar(barafuun) noca shushubka ah Cuud aad u udgoon oo aad ka samayn karto cudad aad ubadan.Waxa uu diyar kugu yay xarun...
26/06/2019

Cadar(barafuun) noca shushubka ah
Cuud aad u udgoon oo aad ka samayn karto cudad aad ubadan.
Waxa uu diyar kugu yay xarunta cadarada ee BINYAHYA wtsapp +25634724487

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO🏠GURI IIBA OO KU YAALA XAAFADA BOQOL JIRE. "HARGAYSA"🏠GURIGA CABIRKIISU WAA 80×60🏠GURIGU WAA 7...
28/05/2019

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
🏠GURI IIBA OO KU YAALA XAAFADA BOQOL JIRE. "HARGAYSA"
🏠GURIGA CABIRKIISU WAA 80×60
🏠GURIGU WAA 7 QOL. FADHIGA IYO CUNTADU WAY KALA XIDHAN YIHIIN.
🏠DIBADDU WAA HAL QOL OO SEFTIYA IYO ISTOODH IYO SUULI IYO KIJO. BAR XAD WAYN OO AY GAWADHI BADANI GALI KARTO.

💵QIIMIHIISU WAA $110,000 KUN OO DOLAR.

SOO WAYDII FAHFAHINTA TELEFONADAN HOOSE.
📞☎️+252634373378 AMA +252634858733 AMA +252634252210
📲Wtsappka +252634724487.

FG. Gurigu waa laba wajihadoodle waana kaari koone laba wado ayaa hareeraha kamara baskuna aad ayu ugu dhawyay
guriga waa la kirayn nayaa inta la iibsanayo kahor.

Meherada BIN YAHYA waxad ka heli kartaa cadaro (PERFUMES).noca shushubka ah ee shirkada (AL-REHAB). Waa cadaro (PERFUMES...
17/04/2019

Meherada BIN YAHYA waxad ka heli kartaa cadaro (PERFUMES).
noca shushubka ah ee shirkada (AL-REHAB).
Waa cadaro (PERFUMES). udgoon fadlan h**e usoo gaadh.
🛒Waxanad ku adegan kartaa Online melkastood joogto.
📞☎️Call naw 063-4858733||063-4724487||0659954877.
👉WtsApp +252634724487.
Qiimo jaban iyo adeeg sare fadlan ka adego Binyaya online com.

Address

Hargeisa
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIN YAHYA بن يحيى posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share