King mustafe

King mustafe Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from King mustafe, Book shop, milatry, Hargeisa.

01/05/2014

I hate two faced people, it makes it harder for me to decide which side to slap first...

15/09/2013

A negative thinker see a difficulty in every opportunity,A positive thinker see an opportunity in every difficulty,wish u an optimistic life..

05/08/2013

waa maxay jaceyl?

Jaceylku waa shey qaali ah oo ku lamaansan jiritaanka Nolosha
Aadanaha , Jaceyl ma ahan wax laga maarmi karo magaca uu wato ayaad ka garan kartaa oo qof waliba ayaa wax uun jecel.
Lixda Xaraf ee uu Erayga jaceyl ka kooban yahay asal ahaan dadka caashaqa lafa gura mid waliba micno gooni ah ayey ku idbaareen, waxa ayna ka dhigeen Erayo Macnayaal dhameystiran leh oo la isku geeyey kuwaas oo kala ah.

J ---------Jahawareer
A--------- Amakaag
C--------- Calaacal
A---------- Anfariir
Y---------- Yaab
L----------- Luul
Hadaba Erayadan waxa ay mid mid u muujinayaan Jaceylka iyo waxa lagala Kulmo, Run ahaantii mar waa jahawaree, Marna amakaag ayuu kugu ridaa, mar waa la calaacashaa, mar Anfariir, mar yaab marna waa Farxadoo Luul ayuu luqunta kuu galiyaa.
Bal markan aanu eegno Eryaga jaceyl marka luuqada Ingariiska loo dhigo LOVE isna waxa uu noqonayaa sida tan.
L---Lack of Pleasure( Faraxad la’aan)
O—Ocean of madness ( Bada Murugada)
V—Vellay of Death ( Dooxada Dhimashada)
E—End of live ( Dhamaadka nolosha)
Hadaba macnaha kooban ee jacaylka waa macaan, iyo Wareer hada sida qofka u asiibo u soo maro hadii jaceylka Lamaanayaasha isla walwaalaya mid waliba uu dhankiisa ka waraabinayo waa macaann Farxad iyo guul, iyo Baraare marka uu qaraarka noqonayo ee dhimashada iyo dhibaatada halista leh uu sababayo waa marka laga waraabinayo hal dhinac oo qofka uu jaceylku ku dhaco qofkii uu jaclaaday aanu la wadaageynin oo wiilka ama gabadha uu midkood kali ku noqdo.
Jaceylka waxaa la sheegaa in Aabihiis uu yahay Nasiibka , Hooyaddiina Calafka walaalihiisna dadaalka dadka uu jecel yahay waa kuwa runta iyo daacada uu ka yahay, kuwa uu neceb yahay waa kuwa ka been sheega kuna qaraabta ee daacada aanu ka ahayen Dookha ayey hishiis iyo Saaxibo wada yihiin Waxa uuna jaceylku ka yimaadaan Dareenka waxa uuna degaa Qalbiga

31/07/2013

MA RABTAAA JACEYL XAQIIQ AH?!

Hadii aad baahi uqabto jaceyl, waa in aad iska ilaalisaa nabaro badan oo qatar ku ah jaceylka, waxaa aad tahay wiil dhalinyaro ah ama gabar dhalinyaro ah, waxaad ku jirtaa xiligii dareen kaaga uu u baahna jaceyl, waxaad rabtaa in aad sameysato saxib ama saxibad, hadaba maxaa kula gudboon in aad sameyso? waa in aad ogaata jaceyl ka in uu yahay bad galid mooyee aan ka bixitan leheen waa in aad ogsoontahay qatarta uu leeyahay isla markaana uusan eheen jacylka wax dheel dheel gala ama kaftan iyo qoob ka cayaar.

Waxa uu wadanka Somalia soomaray xili aad u fiican nabad barwao jaceyl uu ka jiray hadaba xiligaas dadka maxay ahaayen? Maxay isticmaali jireen ? so baar marka aad so ogaato kadib adigana ku dhaqan, wixii aad wax ka so ogaatay, waadna dareemi kartaa faa’ido in ay lahaayen wixii xiligaas dadkii h**e ay isticmaali jireen ……..

Xiligii h**e somalida waxa ay lahaayen Abwaano Qatar ah bulshada dhamina magac ku lahaa waxa ay lahaayen buugaag ay qoreen, gabayo ay tiriyeen, heeso ay alifeen, dadka dhamaanina waxa ay ahaayen kuwo jecel, hadaba somalida waxa ay lahaayen dhaqan faa’ido badan leh, qof kii haleelahina uusan arkaynin dhib iyo shido midna, hadii aad u baahan tahay jacel xaqiiq ah in aad hesho waa in aad u dhaqantaa sidii ay u dhaqmi jireen dad kii h**e, bulshadii h**e , waa in aad aaminsantahay farqiga dadkii h**e iyo dadka maantay u dhaxeeyaa uu yahay mid aad u kala fog, marka aad so ogaato asalkaaga waxa uu soo ahaan jiray, waxaa dareemeysa wax badan oo maantay dadka jiraa ay sameyan in uu yahay qalad iyo wax aan fiicneen, hadaba la soco wax aan dadaal badani loo soomarin laguma nasto, maadama aad tahay wiil jacel dhaba raba ama gabar jaceyl dhaba rabto hadaba waxaa qasab kugu ah, inaad so baarto dhaqan kagi so jireen ka ahaa, jacel kii dad kii idinka h**eyay buugagti iyo heesihi ay inooga tageen abwanadi h**e qorayashi h**e…

Aan wax ka tilmaamno somalidii h**e iyo qaab dhaqmeed kooda hasaawe, wiilka barbar ka ah marka uu gabar arkoodo waxa uu marka h**e xajin jiray u dhawaan sheheeda, mar uu helo u dhawaan shaheeda, waxa uu hadana ku fakari jiray, meleysashadeeda, majiro qof aabe noqday 1989 ee nasib u yeeshay in uu alle owlaad siiyo ee mantay singal ah in uu dhintay ama dhimatay mooye, hadaba dadkaas maxay ku heleen nasib kaas ila fiiri marka dadkaas waxa ay ku gaareen mudnaantaas, waxa ay ahaayen dad alle waaxidnimadiisa hesyta ku dhagan, Beenta Neceb, xaaranta ka fog, qiyaana neceb, hadii ay is qilaafan is cafiya heshiiya, hadii ay barwaaqo helaan alle ku xamdiya, hadii owlaad u dhalata rabi ku xamdiya waqlalna u sameeyo, dadkii h**e waxa ay ahaayen dad aktooda ka weenyahay jacelka, macnihiisana si wanaagsan u dareensan, kan asiga aan wax jeclan ee gabadha la iska siiyay ama gabadha wiilka la iska siiyay waxa ay ahaayen kuwa is wanaagsada kuna samra calafka alle waa fajiyay, marka ay aqal galaan kadib ayaa waxa u dhalan jiray macan iyo is fahan labada dhinacba ka jiro, dad kii h**e laguma so bixi jirin muran kooda qeyladooda waxa ay ahaayen dad xishood badan ixtiram badan qof walba oow gurigiisa muran ka jiro cid ka baxsan gurigisa ma ogaan jirin waxaa xita dhab ah ilmahoda in aanay daren sanen in aabe iyo hooyo qilaaf u dhaxeyo, bulshadi Somali ee xilgaas jirtay waxa ay ku dhaqmi jireen wanaga waxa ay ka fogaayen xumaha waxa ay jeclaayen xikmadlowga abwanka qoraga waxa ay ka xishoon jiren wax xun sheega waatan lagu leeyahay xigamada somaliyed ( Somali been waa shegta lakin been kuma maah maahdo )

Hadaba waagas majirin gabar la xumeyay oo la taahayso wiil ayaa I xumeyay ama dhahayso nimanka Somali waa xun yihiin, majirin wiil leh gabar hebal ayaa dhulka igu jiiday niman kale iga raacday ama jaceyl beena ayeey igu aburtay, waxaas oo dhan waxa bulshadii h**e ay ka ahaayen wax ceeb iyo dhaqan xumo ah dad kii h**e waxa ay ahaayen xalaalmiirad qeer jeceyl, ilaahayna dhexdoda waxa uu markaas dhigay raxmad ka sheeken mudan dadka oo dhanina wada dhahaan BARI SAMAADKI oo loola jeedo waayo waayo iyo Somali sideey ahaan jirtay

Aan u so dagno marka bulshada maantay iyo farqiga u dhaxeyo bulshadi h**e

Bulshada maantay waa mid 100 % aan u dhaween bulshadi h**e iyo somalidi h**e intaba bil caksina ka badalan dhan walba dhaqan iyo nidaamba,

Bulshadan maantay rabta iney kala helaan jaceylka dhabta ah, waa bulsho danbiyo fara badan galeen, ilaahayna danbiile ma cafiyo isaga oo aanan danbi dhaaf weeydiisan, bulshadan mantay Somali ee jirta waa kuwo u sacab tuma dulmiga xaqdarada iyo wax alle wixii fool xuma ah oo dhan, hadaba waxaa la dulmiyay walid masakin ah qof ayaa gurigiisa xoog loga baxsaday, qof ayaa gurigiisa lagu kor iibsaday qof ayaa beertiisa laga xoogay qof ayaa baqaaradiisa laga xoogay qof ayaa hantidiisa laga ceerteyay, oday ayaa gabadhisa iyadoon laga doonan lagala cararay, hooyo ayaa 1 wiil adunka ka heesatay lagu hor dilay, nin dhalin yar ah ilma waxa uu dabka ugu sh*to ugu so shaqa tagay ayaa galabki meed kisa loogeyay, ilmo ayaa abahod xaqdaro lagu dilay hooyadod asaay loosaray aabe ayaa xaas kiisa daawo la’aan la umul raacatay iyada iyo uur keedi dad masakin ah oo iska ladan ayaa la galiyay Qax Qaxootinimo Cagabarar , xoolahodana la b**bay, gaajana udhimanaya

Hadaba meeshaas musiibadaas ay ka jirto maka dhalan karaa Jaceyl ku dhisan run iyo daacad? kan jacelka rabo waa dulmilow waxa uuna rabaa been inuu jaceyl waxaa macqul eh asiga oo gabar saxib la ah umada kalena rabo inow lasaxibo tan wax jecel iyana waa beented oo waxa ay adeeg sanee naagi kun bey korisaa kow bay kala baxdaa, oo ilaahay maxuu u xaaran tinimeeyay beenta hadii wax la isticmali karo tahay waayabe, xaalka oo sidaa ah side ku dhalan karaa jaceyl xaqiiq ah? walaalkis ama walaashis rababaan iney wax jeclaadan ama jaceyl uu ka dhex dhashow marka h**e ilaah u noqda danbi dhaaf weydiista, beenta iyo dulmiga ka waan tooba, daahiriya naftiina, ogowna inaa tahay qof Somaliyed waqtiga yuusan ku badalin waxaad leedahay dhaqan ku dhisan edeb iyo ixtiraam ha garab marin, hana ka tagin, hadaa rabto inaad hesho lamane ku jecel ama aad jeclaato,

Jaceyl waxa uu imaada marka uu qofka muslimka ah ku xiran yahay ilaahisa, heysto nabad barwaqo iyo dal, adiga qofka somaligow waxaa dun san dalkaaga waxaa dulmi lagu hayaa dad kaaga waxaa baahi u dhimanaya boqolal Somali ah waxaa xaq daro u dhimanaya boqolal Somali ah waxaa b**b lagu heestaa boqolaal Somalia ah waxaa xoog lagu heesta xolo dadoow, side rabtaa marka inaad ku hesho NAXARIISTA ALLE IYO JECEYL DHABA ?

Sidaa waxa ay ka jirtaa dalkaagi, ok dad ayaa iyaga nasiib u yeeshay dhibkaas in ay ka qaxaan, waxa ay u carareen dowlado kale, waxa ay ka heleen garab iyo taakulen, waxaa lagu siiyay sharci wadan adan u dhalan, maahan marka in aad ilaawda kaagi oodan dib u soo eegin aadna tiraah meshi qaxa aad ku tagtay ayaan ka tirsanahay, ok meeshi aad la tagtay maxaa ku haysaa?

Waxaad Uguurta marba gobol, adiga oo raadinaya aduunyo badsi, waxaad iska dhigtaa qof cusub si aad u hesho aqonsi kale, waxad isku maga cowdaa magac cusub iyo aabe aan ku dhalin aduunyo badsi darted, waxaad sheegta been, si aad aduunyo ugu hesho, waxaad tiri naagtadi ma qabo ee waa saxibtay, oo waxaad wecel ku tilmaamtay cunugaagi aduunyo badsi darted, hadaba adiga iyo moorayanka Somalia jooga maxaa is dhaantan adiga aaba ka danbi badan ooba ado xalaal heli karo xaraan wax ku raadinaa, hadaba cunugii lagu koriyay xaraan iyo xoolo aan fiicnen sidee uu ku noqonaa cunug hagaaga? sideyse ku suurobeysa in qof aan xalaal quudan in uu helo, nolol fiican iyo jaceyl, waxaad arkaysaa 15 jir Somalia aah oo aan la karsiin karin ( faataxada ) maxaa u sabab ah 1 asiga oo ku dhex dhashay bulsho gaala u badantahay, korintiisa oo ay ka buuxan xoolo aan fiicnen, iyo been marka sidee buu cunugaas ku noqona mid waalidki maqla adeeca u hogaan sanaado amarkooda, hadii uu doono waa uu dacwen haday canantan sida hadaba dhacdo imisaa waalidkod xabsi sabab ugu noqday.

Hadaba hadii aad dooneyso jaceyl xaqiiq ah waa in aad marxaladahaan oo dhan naftaada aad ka daahirisaa allena danbi dhaaf weydiisataa, kana waan towdaa beenta dabinka xaranta iyo qiyaanada aad u sheegeyso dadka kale ..

Intaas marka aad nadiif ka noqoto allena aad ku xirnaato adiga wax ku dhibo ma arkaysid wax kasto ood alle weydiisatana waxaa ku heleysaa si sahlan waxaadna noqoneysa mid gabar fiican hela, bulshada dhamina hadalkiisa ay u riyaaqan xikmadiisa laga helo lana weeneyo, sharaftaasna waxaa ku gaari kartaa adoo alle ku xirnaada si dhaba danbi dhaaf mar walbo u weeydista ku dadaala salaadisa soonkiisa sadaqadiisa xajkisa ku tarbiyeeyo caruurtiisa CONT..............

I AM NOT YOUR FRIEND IF..... you take too much time to tell me what i mean ...I AM NOT YOUR FRIEND IF,You have to think ...
28/10/2012

I AM NOT YOUR FRIEND IF..... you take too much time to tell me what i mean ...
I AM NOT YOUR FRIEND IF,
You have to think before You speak to me!
I AM NOT YOUR FRIEND IF,
My presence ever makes You feel uncomfortable.
I AM NOT YOUR FRIEND IF,
You have to thank me for everything i do for You.
I AM NOT YOUR FRIEND IF,
You don’t realise how Your smile brightens up my day.
I AM NOT YOUR FRIEND IF,
You would rather keep quiet when You really wanna talk!

The best feeling in the world iswhen yOu think that ur friend forgot you&suddenlyyOu receive a msg from ur friend saying...
28/10/2012

The best feeling in the world is
when yOu think that ur friend forgot you
&
suddenly
yOu receive a msg from ur friend saying
"Hey I am Missing yOu "

25/10/2012

I wish a wish for u.
The wish i wish for few.
The wish i wish for u is that
your all wishes come true
so keep on wishing
as my all wishes are with you.
Eid Mubarak

20/10/2012

Jaceylku Waa Cudur Waxaase Ugu Darn Midka aad Kusoo Qaado 4-Jirkaaga Una Qaado Dariskaagaga(SHEEKO JACEYL OO XANUUN BADAN) coming sooooon!!!!!!

11/10/2012

Because you’re a beautiful person,
I wanted to send something beautiful to you.
Because you always fill my world
with laughter and happiness,
I wanted to send something bright to you.
Because our friendship is true,
I wanted to send some pink roses to you.
It’s not much,
but I hope this greeting will do.
In my own special way,
I just wanted to let you know that
you’re in my thoughts today,
and I’m sending some good
wishes your way.

king mustafe

10/10/2012

Erayo Jaceyl Ah Oo Xikmadeysan Oo Aad Uxiiso Badan (Qalinkii Abwaan king mustafe )
Waxaan Halkan Kusoo Qaadan Doonaa 10 qodob Oo jaceyl Ah Oo Katurjumayo Kala Fogaanshaha Lamaanaha, Qodobadaan oo ah qodobo xikmadeysan ayuu KING MUSTAFE idiin leedahay inagula nasta qofkasto oo jaceyl haayo.

1. Qalbigeyga waan kusiiyay, Adne qalbigaga ma isiineysaa. si aan quful adag usaarno furahana badweynta ugu tuurno si weligeyn qalbiyadeena isugu xernaadeen.

2. Kala Fogaanshahan Kala Fognahay Makala Qeybin Karto Wadnayashena Kumidoobay Jaceyl Dhaba ah, Hadee Noo Dhaxeeyaan Malyuumaad Kiiloo Mitir Xasuusteena Ayaa S***n Kuso Gooyneeyso Xili Walbana Xusuusteena Wada Joogto Jirkeyna Uun Baa Kala Fog Qalbi.

3. Qalbi Duufaanada Ayaan Kugu Soo Dhiibaa Shumis Iyo Fariimo Culus O Katurjumayo Xinjiraha Wadnaheyga Uu Ku shaqeeyo Waqtiga Xigana Biriqda Roobka Ayaan Kugu Soo Dhiibi Doonaa Nafteyda Oo Idil,

4. Waan Ogahay Ma Imaan Karo Halkaad Joogto Dhib Maleh Waan Kusugayaa Caawa Waana Kuduceysanaya Markan Indhaha Xero Inaan Riyada Ku kulano Oo Aan Nafta Ku wadaagno.

5. Kumanaan miles Ayaa noo Dhaxeyo Hadane Kalama Maqnin xubi Waayo Qalbiyadeena Ayaa Mideeysan.

6. Meel Walbo Aad Aado, Wax Walbo Aad Sameyso, Waqti Walbo Oo Nakala Geeyo, Hadana Baahidaan Kuuqabo Igama Nusqaanto Oo Weli Waan Kusugayaa.

7. Markan kutabo Sawiradada Ayaan Daawadaa Xusuus Ban Galaa Lakin Markan Xususto Anagoo Wada JognoWaan Iloobaa Inaan Kala Fognahay Oo Gacmahan Xabadka Kudhajiyaa Anoo Ilmeynaa.

8. Markaad Aniga Ixasuusato Eeg Dayaxa Caleemaha Iyo Quruxda Gudihiisana Eeg Waayo Dayaxa Hadad Eegto Ana Aan Eego Isla Waqtigaas Labadeenaba Waan Wada Aragnaa Halkaas Dayax Marka Qalbi Miyaanan Isla Joogin Ma Anagaa Kala Fog.

9. Markaad Dareento Kelinimo Fiiri Farahaaga inta Banaan Ee Udhaxeyso Kadib xusuuso faraheyga Xiligaan Kubuuxinayay Farahada Inta Kabanaan, waqtiga haduu Noo Saamaxeen Inan Wada Jogno wax dhib Ah maleh Waayo Samirka Ayey Naftena Baraneysaa.

10. Qalbi Saqda Dhex Habeenkii Markaan Gacanta Meel Ebar Ah Kuhaabto Waan Xumaada Waan fikiraa Kutabaa Hadana Waxa niyada Iidejiyo Anoo Aaminsan Maalin Uun In Aad Booskaas Isoo Buuxin Doonto Aan Bogeyga Kugu Haaysan Doono.

KING MUSTAFE

07/10/2012

iN LOVE THERE IS NO BECAUSE
"Do not seek the because - in love there is no because, no reason, no explanation, no solutions."

king mustafe

Address

Milatry
Hargeisa

Opening Hours

Monday 17:00 - 21:15
Tuesday 17:00 - 21:15
Wednesday 17:00 - 21:15
Thursday 17:00 - 21:15
Friday 17:00 - 21:15
Saturday 17:00 - 21:15
Sunday 17:00 - 21:15

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when King mustafe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category