Sancani Market

Sancani Market Waxad ka heli karta dhammaan qalabka caruurta

Waa dharkii Eid ee hablo iyo wilaal ba oo qiima jaban lagugu hayo iyagoo jumlad ah. Iibso darsin oo hel discount alaabta...
17/06/2023

Waa dharkii Eid ee hablo iyo wilaal ba oo qiima jaban lagugu hayo iyagoo jumlad ah.

Iibso darsin oo hel discount alaabta kale ah - bodytight(hablo), garamada hoose(hablo iyo inamo), kabo(hablo iyo inamo).

Age ka waa 0-8 years

So gaadh yaa laga dhameesan

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Waalid Waxan diyaar kuula nahay in aan kula qaybsanno farxadda caruurtaada . Dhamaan alaabtani waa ino diyaarjumlad iyo ...
10/06/2023

Waalid Waxan diyaar kuula nahay in aan kula qaybsanno farxadda caruurtaada . Dhamaan alaabtani waa ino diyaar

jumlad iyo tafaariiq qiima jaban iyo tayo noogu kalay

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Dhmaan alaabtan discount %30 ayay ku jirtaa  Waana ino diyaar hdii aad dry amma oil tahy  waxay qabtaan hdan so koobo ;-...
28/05/2023

Dhmaan alaabtan discount %30 ayay ku jirtaa
Waana ino diyaar hdii aad dry amma oil tahy
waxay qabtaan hdan so koobo ;-

Qofka la dhiban finanka amma haaraha amma wajigiisu dry badan leeyahy amma wajigiisu oil badan leeyahy iyo dhamaan problemka face ka

Iyo qofka doonaya qurux kaliya amma inu midab kiisu iftiimo breathing yeesho intaba wad helaysa

Sido kale sunscreen quality iyo tayo sare leh ayaa ino diyaara

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201
Location Togdheer area πŸ“

Dhamaan alaabtan waxa lagu sameeyay   discounts %30  ilaa 15 bishanCall ☎️ delivery 🚚 063-3395201
28/05/2023

Dhamaan alaabtan waxa lagu sameeyay discounts %30 ilaa 15 bishan

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Sauna πŸ§–β€β™€οΈ room  big discounts 70$βœ…Room βœ…Heater βœ…Remote control 🚫Chair  Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201
20/05/2023

Sauna πŸ§–β€β™€οΈ room big discounts 70$

βœ…Room
βœ…Heater
βœ…Remote control
🚫Chair

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Hablo dhaman alaabtan waa ino diyaar hadda dalbo3shay qofkii iibsada wuxuu helaya free delivery 🚚 Call ☎️ delivery 🚚 063...
13/05/2023

Hablo dhaman alaabtan waa ino diyaar hadda dalbo

3shay qofkii iibsada wuxuu helaya free delivery 🚚

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Maku dhibtay kaneecadu waxan kuu haynaa qalabkan ood kaga raysan kartid Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201Price 9$
09/05/2023

Maku dhibtay kaneecadu waxan kuu haynaa qalabkan ood kaga raysan kartid

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Price 9$

Vitamine c serum Waxay biisa finanka taashtaashka haarta qalaylka iyo gabawga sido kale waxay ku siinaysa waji qurux bad...
09/05/2023

Vitamine c serum

Waxay biisa finanka taashtaashka haarta qalaylka iyo gabawga sido kale waxay ku siinaysa waji qurux badan oo dhalinyaro ah oo soft ah

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Faa-idada scrup kan Wuxu ka biiya maqaarka qalaylka caajiska  wuxuu ku siinayaa dhalaal  iyo breathing Sido kale nadiifi...
09/05/2023

Faa-idada scrup kan

Wuxu ka biiya maqaarka qalaylka caajiska
wuxuu ku siinayaa dhalaal iyo breathing
Sido kale nadiifin aad u saraysa ayu ku siinaya
Maqarkana wuxuu ka dhiga soft

Mrkad isticmaashid waxad dareemi doonta qabaw daganaasho iyo raaxo

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Hablo Dhamaan alaabtii is qurxintu waa ino diyaar Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201Fg -Big discount ayaan samaynay %30 waan...
07/05/2023

Hablo Dhamaan alaabtii is qurxintu waa ino diyaar

Call ☎️ delivery 🚚 063-3395201

Fg -Big discount ayaan samaynay %30 waana free delivery 🚚

Address

Hargeisa

Telephone

+252633395201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sancani Market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sancani Market:

Shortcuts

Share

Category