Nuur calaa nuur

Nuur calaa nuur i am proud my friend

24/03/2016

dhamaaan waxaan u mahad celinayaa asxaabta Ku jirta bagekan waxaan leeyahay waad Ku soo gufbinka kartaan afkaartiina mahadsanidiin

19/01/2015

Haystee waxa uu bilaabaa inuu shaqaalii oo dhan ku taxo reerkiisii haday agaasime ahayd haday xog hayn ahayd haday shaqaale hoosaad ahayba sidaas bayna ku dhalataa qabyaaladu kuna keentaa tahriibta la soco qaybta 3aad wa bilaahi tawfiiq

19/01/2015

Markaa wiilkii ama gabadhii dhaliyada ahayd waxay ogaanaysaa inaanay aqoontiisa reer la aan waxba qabanayn ka dib odaygii ama caaqilkii markuu keeno waxaa la dhacaysaa inay shaqsiyaad yar oo koobani ku guulaystaan inta kalena ay waayaan islamarkaana waxay ku kaliifaysaa inuu tahriibo tusaale markaynu eegno dalkeena wasiirka waxaa lagu soo xulaa qabiil hadaba mar hadii lagu keenay reer isaguna ilkeen reerbaa dabada

19/01/2015

Kus oo dhawaada barnaamijkeenii tahriibta iyo qabyaalada qaybriisii labaad (2aad)

hadaba qabyaladu waxay door mihiim ah ka ciyaarta inay saamayso tahribta waayo markaad u fiirsato dhalin fara badan oo ka soo baxday jaamacado ay buux dhaafiyaan dalka iyada oo aanay dawladu wax camal aanay u qorshayn ayaa waxay ku kaliifaysaa inay raadsadaan camal camalkiina uu noqdo mid lagu qadariyo oday ama caaqil laguna xidho

19/01/2015

(ANAA LEH)

MAANSADA ANAA LEH
ANAA SEESKEEDA SEESA
ANAA SIFAHEEDA MAALA
ANAA SADARKEEDA JEEXA
ANAA SANCADEEDA SOOHA
ANAA SUBAGEEDA MIIRA
SIFO IYO GABAY ANA KU SHEEGA
ANAA GEERAAR KA DOONA
NINKII SAHWIYEE SALKEEDA
NINKII SUMCADEEDA QAATAW
HALKUU HADRAAWI GEEYAY
BAL BARTII SIINLAYDA GAADHSII
coming son
nuur calaa nuur

17/01/2015

Jawaabtu waxa weye qof lacag haysta hadaba sideebay u keentaa qabyaaladu tahriibta la soco qaybta danbe ee barnaamidka
COMIN SOON GOOD NIGTH

17/01/2015

Waxaynu ognay inay dalkeena ka jiraan labo aafo oo waawayn lkn ilaa hada waxba laga qaban sababta oo ah waxaa la aamin sanayahay inay mid ka mid ah ay ku dhisan yahay dalku hase ahaatee waxa loo isticmaalay si qaldan labadaa aafo waxa weeye (QABYAALAD IYO TAHRIIB) hadaba tahriibta fikirkayga waxaa keenta qabyalada wax kale ma keento wayo waxad eegtaa tusale dhaw ma waxa tahriiba qof lacag haysata mise qof aan haysan

15/01/2015

ADUUNYADU WAA HORSEED
HOGAANKA DALKOO CIDLO AH
AYAY KU TUSTAA HABEEN
HURDAAD KA KACDAA HULUBAN
WAXAAD HIIGTAA HOGAAN
HORMAAD SOO URURSATAA
HANKAAGAAD ULA TAGYAA
HAHAY BAY WADA DHEHAAN
HUBAASHII WAAD HESHAA
HANTINA WAAD BUUXSATAA
good nigth

14/01/2015

Dhamaan waxa la ogaysiinayaa dhalinta soomaalida inay ka fii idaystaan pagekan waxay ka heli doonaa gabayo sheekooyin iyo dhamaan dhaqanka soomalida iyo taariikhdeeda
mahasanidiin my lovely frainds

Address

Hargeisa
252

Telephone

+2524380819

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuur calaa nuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category