Hibaq Gifts

Hibaq Gifts Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hibaq Gifts, Shopping & retail, Jigjiga yar, Hargeysa.

27/01/2020
Macaamishayada sharafta leh waxani ogaysiinayna inay yimaadeen allaabtii safarka cusub eed wada sugayseen yaanu kaa dham...
27/01/2020

Macaamishayada sharafta leh waxani ogaysiinayna inay yimaadeen allaabtii safarka cusub eed wada sugayseen yaanu kaa dhamaan horay usoo gaadh

Bushaaro  busharo dhaman ardayda qalinjabinaysa waxan ugu busharanynaa in uu ino yimid safarki qalinjabinta hadiyadaha u...
28/08/2019

Bushaaro busharo dhaman ardayda qalinjabinaysa waxan ugu busharanynaa in uu ino yimid safarki qalinjabinta hadiyadaha ubaxyada iyo dhaman agabki qalinjabinta gacmo furan qimo macqula iyo so dhawayn tayo leh tell 634487229 0r 634408326

Wlcme hibk gifts iyo ubxydi qalin jbinta
21/09/2018

Wlcme hibk gifts iyo ubxydi qalin jbinta

Bushaaro bushaaro waxay meherada hibak gifts waxay kugu busharanysa inay ku keentay dharkii ciida ee hablaha yaryar waxa...
25/05/2018

Bushaaro bushaaro waxay meherada hibak gifts waxay kugu busharanysa inay ku keentay dharkii ciida ee hablaha yaryar waxananu furi dona hadi alle idmo cawa cabaaro9.30 habenimo gacmo furan qiimo ku rali galiya iyo alaab tayo leh mar labad so dhawada hablahygii qaliga ahaa

Location .jig jigayar kaso horjedka shaybe hotel
Tell 4424430 .4487229.

Sc hablahaygi sharafta laha waxa ino imid safarki cusbaa bulukaati caro .gacmo USB maxala xarago hadaba kuao dhawada hib...
02/03/2018

Sc hablahaygi sharafta laha waxa ino imid safarki cusbaa bulukaati caro .gacmo USB maxala xarago hadaba kuao dhawada hibaq gifts gacmo furan iyo qiimo macqula waxay ku tala kaso horjeedka shaybe hotel ama nagala so xidhidh 633616160

Asc bulsho waynta reer somaliland waxan idinku busharaynaya inu ino imid safarki cusbaaa hamoganine hibak gifts waxay ku...
13/02/2018

Asc bulsho waynta reer somaliland waxan idinku busharaynaya inu ino imid safarki cusbaaa hamoganine hibak gifts waxay ku tala kaso horjedka jigjigayar kaso horjedka shaybe hotel ama laso xidhidh telka 633616160

Kuso dhawada hibaq gifts alaab tayo leh iyo qiimo idin rali galinyaaaa .
18/01/2018

Kuso dhawada hibaq gifts alaab tayo leh iyo qiimo idin rali galinyaaaa .

dhamaan dadka ku nool magalada hargeisa waxa loogu bushaaraynayaa ina la furay tukaankii sida wayn loo waday sugayay ee ...
18/01/2018

dhamaan dadka ku nool magalada hargeisa waxa loogu bushaaraynayaa ina la furay tukaankii sida wayn loo waday sugayay ee kaasoo aad ka helaysaan dhaman agabka layskugu hadyadeeyo iyo agabkii loo isticmaalayay munaasibadaha gaarka ah.
hadaba Hibaq Gifts waxay ku taalaa xaafada kaso horjeedka ama kala soo xidhiidh phone number ka 0633616160,0653616160.

Address

Jigjiga Yar
Hargeysa
NON

Opening Hours

Monday 09:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 21:00
Saturday 09:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 21:00

Telephone

252633616160

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hibaq Gifts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share