Carwo tigow 10

Carwo tigow 10 (electronics & cosmatics)

12/07/2026
12/07/2026
26/06/2026

Xog cusub, Warbaahinta Aljazeera ayaa sheegtay in Madaxweynaha Somalia sheegay in dad aan Soomaali aheyn, oo jinsiyaddooda inkiray ay iska dhigaan Soomaali.

Midowga Yurub wuxuu saaray xayiraado fiisooyin ah oo ku meel gaar ah muwaadiniinta Soomaaliyeed, isagoo ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in aysan si ku filan ula shaqeyn dib u celinta dadka Soomaaliyeed ee si sharci darro ah ugu sugan dalalka EU.

Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheekh Maxamuud, ayaa diiday eeddaas, isagoo sheegay in Soomaaliya aysan diidin muwaadiniinteeda, balse ay rabto in marka h**e la xaqiijiyo in dadka la soo celinayo ay dhab ahaan yihiin Soomaali. Wuxuu sheegay in mararka qaar dad ka yimid dalal kale oo Geeska Afrika ah ay isku sheegaan Soomaali si ay magangalyo uga helaan Yurub.

Sii aqriso warka Aljazeera:- https://www.aljazeera.com/news/2026/6/26/eu-targets-somalia-with-visa-curbs-as-president-pushes-back-on-returns?utm_source=facebook&utm_medium=social&utm_campaign=socialPulse&fbclid=IwZnRzaASrwXVleHRuA2FlbQIxMQBzcnRjBmFwcF9pZAo2NjI4NTY4Mzc5AAEeGxfZe4EpHuaIwgjhVEsTPfqhhffzdgTf_0p6ugJ6B9-YInDrYwurMHFeeYM_aem_UPklj9vu_iDvfVNwpasb8Q

Address

Tigow10@hotmail. Com
Jowhar
2526

Telephone

+252615578154

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo tigow 10 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Carwo tigow 10:

Shortcuts

Share