Liig Books

Liig Books waa madal aad ka helaysid buug xula oo ku xiiso galisa, ee xiska nagu hay.

Dhammaan buugtani waxay diyaar kuugu tahay xarunta Liig Books. Soo dalbo si bilaasha ayaa laguugu keenayaaye. Wixii faah...
15/10/2022

Dhammaan buugtani waxay diyaar kuugu tahay xarunta Liig Books. Soo dalbo si bilaasha ayaa laguugu keenayaaye.
Wixii faahfaahina kala xudhiidh.
0634994549
[email protected]

Qoomiyadnimadu waxay Soomaalida maskaxdooda ka dhigtay garasho wayd ah, taasoo xamili kari wayday kala duwanaanshaha, in...
14/10/2022

Qoomiyadnimadu waxay Soomaalida maskaxdooda ka dhigtay garasho wayd ah, taasoo xamili kari wayday kala duwanaanshaha, insaanka kala duwanida aqbali kari waaya sida uu nolosha maanta ula jaanqaadi karo aad ayay u adag tahay. Waxa si joogta ah loogu qullaamiyay ereyo, hadalo, suugaan iyo halku dhigyo uu intoodaba xudun u yahay ereyga “isku” oo la odhan jirey walina dadka qaar yidhaahdaan “isku af, isku diin, isku dhaqan, isku midab..isku...isku..” wallow ay suaali ka taagan tahay in Soomaalidu isku af iyo isku dhaqan yihiin oo taasi ay dood kale noqonayso, misna waxa meesha yaal ee xaqiiqada ahi wuxuu ahaa in qofka Soomaaliga ahi uu kala duwanaanshaha dhibsado, ilaa uu garaadka Soomaaligu gaadho in uu qacdii horeba wixii aan Soomaali ahayn naco xataa iyaga oo aan waxba u gaysan sida Xabashida, Sawaaxiliga iyo qoomiyadaha u xiga Soomaalida deegaan ahaan.

Markii labaadna wuxuu garaadka Soomaaligu gaadhay inuu wixiina ayna “isku qabiil ahayn” uu kala duwanaan u arko oo uu naco heer la gaadhayn in raasas iyo jeesas kala dida, isku hub urursada, is gumaada, is xasuuqa, is neceb, kala qaxay, oo waxba ku heshiin waayay la noqday, kolkii labada isku aabaha ee kala hooyada ahi dareemaan kala duwanaan ah inay kala hooyo yihiin, ee garaadkoodii laga diley in kala duwananida ay aqbalaan ay xamili kari waayeen way kala shakiyeen.

W/Q : Mustafe Sharmaarke
Buugga : Hantida Qaramada.

Waxaad ka haysaa buuggan xarunta liig books
Tell: 0634994549
Hadda dalbo isla hadda hel.

Buugga Jiraalkay 1Halista ay leeyihiin hadallada xunxuni aad ayay u badan tahay, waayo; ilmuhu marka uu yar yahay naftii...
14/10/2022

Buugga Jiraalkay 1

Halista ay leeyihiin hadallada xunxuni aad ayay u badan tahay, waayo; ilmuhu marka uu yar yahay naftiisa waxa uu ka dhex’arkaa indhaha waalidkii, waalidkii ayaa ilmaha u sheega: in uu qurux badan yahay iyo in uu foolxun yahay, in uu xariif yahay, in uu dammiin yahay, in uu fiican yahay yahay iyo in uu doqon yahay, in uu foolaad yahay iyo in uu boonaad yahay.

Cayda iyo waxkasheeggu waxa ay ilmaha u keentaa kalsooni yaraan, iyo hal’abuur la'aan ku habsata. Sidoo kale; waxa ay saamayn ku yeelataa korriinka ilmaha ee jidh ahaan, caqli ahaan, dareen ahaan, bulsho ahaan, dhaqan ahaan iyo aqoon ahaanba.

Hadda dalbo hadda ha laguu keene.
Tell: 0634994549

akhriste maankaaga dhis adoo ku xidhmaya Liig.📖📙
11/09/2022

akhriste maankaaga dhis adoo ku xidhmaya Liig.📖📙

noogu kaalay macmiil buug xula oo akhriskoodu ku raalligaliyo.
11/09/2022

noogu kaalay macmiil buug xula oo akhriskoodu ku raalligaliyo.

Address

Laascaanood

Telephone

+252634994549

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liig Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Liig Books:

Shortcuts

Share

Category